Wararka Gudaha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay taliye ku xigeenka xoogga dalka iyo taliyaha ciidanka lugta

0
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Sareeye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhigtay hanaanka wadatashiga ee Istaraatiijiyada Jiilka shanaad (5G)

0
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) waxay si weyn ugu faaneysaa daah-furka hanaanka wada-tashiga ee aasaaska u ah istaraatiijiyadda Qaran ee Jiilka Shanaad (5G). Hindisahaan ayaa...

Safiirka Shiinaha oo booqday Isbitalka madaxtooyada Qaranka

0
Danjiraha dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Amb Fe Shengchai ayaa kormeer ku tagay Isbitalka madaxtooyada Qaranka, halkaas oo uu kulan kula yeeshay agaasimah Isbitalka...

Xubin ka tirsan Khawaariijta oo isku soo dhiibay ciidanka nabad sugidda Koofur Galbeed

0
Baydhabo: Caddow Xasan Cabdi Cali oo kamid ahaa khawaarijta ayaa isku soo dhiibay ciidanka hay’adda nabad sugidda Koofur Galbeed ee ku sugan degmada Xudur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cudub ee Midowga Yurub

0
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Dhuusamareeb u jooga hoggaaminta dagaalka ka dhanka aragagixisada ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka...

Ciidanka Qaranka oo la wareegay Magaalada Camaara

0
Ciidanka Qaranka iyo Geesiyaasha difaaca shacabka ee dadka deegaanka ayaa hadda si buuxda ula wareegay magaalada Camaara ee gobalka Mudug. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudiga

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Mudane  Maxamed Shiikh Axmed Cali (Doodishe)oo ku sugan Magaalada Riyaad ee Sacuudi Carabiya ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha gudaha...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiint XFS oo daahfuray kulan looga hadlayo adèega 5G

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan  Axmed Cismaan Diiriye ayaa daah-furay shir looga hadlayay istaraatijiyada adeega 5G,kaa oo ay ka qeyb galeen...

Maxkamadda ciidamada oo Xukun Dil toogasho ah ku fulisay Askari horay Dil u geystay

0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil Toogasha ah ku fulisay Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac (JiniJini),oo horay xarardheere dil ugu geystay marxuum Saacid Cali...

Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo Safar Shaqo u Aaday Dalka Kenya.

0
Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Kenya, halkaas oo ay kulamo qibrad wadaag shaqo...