Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka :Khawaarijta gabbalkoodii wuu dhacay, waana laga adkaan doonaa wakhti dhaw

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo ka qeyb galay dibad-bax lagu taageerayo Ciidanka Qaranka ee dagaalka kula jira Khawaariijta,ayaa ...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyay kulan lagu dardargelinayo sare u qaadida dakhliga gudaha

0
Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane, Biixi Imaan Cige ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo lagu dardargelinayo sare u qaadidda dakhliga gudaha...

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbiyay dacwada saraakiil ka...

0
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay Eedda saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda, Xafiiska Hanti-dhowrga guud ee...

Ciidamadda Qalabka sida oo burburiyay saldhiggii khawaarijta ee Koonfur Gobolka Mudug

0
Xarardheere- Hawlgal milateri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee Gobolka Mudug ayaa lagu burburiyay xaruntii Khawaarijta ee Koonfuurta Gobolka Mudug. Hawlgakaan oo ay iska...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

0
Maxaas:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya

0
Baaydhabo:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya Mr Lionel Laurens. Kulanka oo ay ka...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir oo looga...

Maareeye Ku xigeenka Hay’adda Taya dhowrka Qaranka oo gaartay Degmada Doolow ee Gobalka Gedo

0
Maareeye Ku xigeenka Hay’adda Taya dhowrka Qaranka Marwo Suuban Cabdinuur  Gaas oo ay wehliyaan masuuliyiin katirsan hay’adda  SoBS oo gaartay Degmada Doolow ee Gobalka...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeer ku tagay Xafiisyada ku howlan dakhli uruurinta cashuuraha

0
Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhliga Dowladda, wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku...

Xalka Khawaarijtu waa Xabad (WARBIXIN)

0
Dalka waxaa ka soconayo howlgallo dhulka iyo Cirka ah, kuwaasi oo ay wadaan Geesiyaasha xoogga dalka oo kaashanayo kuwa deegaanka oo loo yaqaan Macaawisleyda...