Khawaarijta Al-shabaab oo dad rayid ah ku xasuuqay Gobolka Shabeellaha Hoose
Ugu yaraan 3-qof oo shacab ah ayaa ku geeriyootay in ka badan 20 kalena waa ku dhaawacmeen miinooyinka dhulka lagu aaso oo ay Khawaarijta...
Bankiga dhexe oo daah-furay hannaan casri ah oo fududeynaya lacag bixinta iyo wax kala...
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa daah-furay hannaan casri ah oo loo yaqaan SOMQR, kaas oo fududeynaya habka lacag bixinta iyo wax kala iibsiga.
Hannaankan SOMQR...
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey muwaadiniintii ku geeriyooday dagaalka Garoowe
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta birmo-geydada ah ee ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad-goboleedka Puntland.
Madaxweynaha ayaa ku celiyey...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Washington
Washington: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka SoSoomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya fadhiga golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa...
Ra’iisal wasaare Xamse oo u ambabaxay boqortooyada Sucuudiga
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa u ambabaxay waddanka boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu ku soo gudan doono waajibaadka...
Ergayga wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland oo la kulmay safiirka Sucuudiga
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kullan la qaatay safiirka dowladda Sacuudiga...
DEG DEG: Horjooge sare oo lagu dilay Galgaduud
Galcad: Ciidamada dowladda iyo ku deegaanka ayaa goor dhaw qaarijiyey horjooge Siciid Cali Maxaa dheere oo ahaa Gudoomiyaha Deegaanada kala ah Cali afrax xiltiro...
Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo tababar u furtay hawl-wadeenno ka tirsan hay’adaha dawladda
Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Adan ayaa maanta magaalada Muqdishu ka furay tababar ku saabsan maareynta iyo Isuduwidda hawlaha baniaadanimo...
Ra’iisal wasaare Xamse oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Garoowe
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelka dadkii ku geeriyooday iskudhacyadii nasiib darrada ahaa...
Ku-simaha madaxweynaha oo baaq u diray waxgaradka Puntland
Guddoomiyaha golaha shacabka baarlamaanka JFS ahna ku simaha madaxweynaha mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ku baaqay in si degdeg ah oo shuruud...










