Wararka Gudaha

Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 1-aad

0
Waa maxay Musuqmaasuq?:- Musuqa Luqada Ingiriiska waxa lagu yiraahdaa(corruption),Carabigana waa(fasaad) Macno ahaanna waa  sharciga oo la qaloociyo iyo wax is daba marin  noocya badan leh(transgression).dhanka...

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday xubin katirsan khawaarijta

0
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka 15 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Yusuf Duqow Xuseen Dhicisow, oo Khawaarijta ka tirsanaa. Duqow ayaa Khawaarijta...

Soomaaliya oo soo ceshaneyso doorkii ay ku lahayd siyaasada Gobolka

0
Soomaaliya oo soo Ceshaneysa door kii ay ku lahayd siyaasadda gobolka iyo xoojinta siyaasadda Arrimaha dibedda. IGAD iyo Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika ma...

Ciidanka xoogga oo hawlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameyay G/Shabeellaha Hoose

0
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal lagu baacsanayo firxadka khawaarijta ka sameeyay Gobalka Shabeellada hoose,gaar ahaan deganada deexda ah ee Ceel-maracade, Gaacal-yaabar, Isgoyska Jiirley iyo...

Danjire Kullane oo ka qeyb galay madasha iskaashiga caalamiga ah ee Shiinaha

0
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dalka Shiinaha  Danjire Cawaale Kullane, ayaa ka qayb galay shirka heerka sare ee hay’adda horumarinta Caalamiga ah...

8 qof oo shacab ah ayaa khawaarijtu ku dishay gobolka Hiiraan

0
Beledweyne- Sideed ruux oo Shacab ah kana koobnaa laba qoys ayaa ku geeriyooday Qarax ay wadada ku aaseen khawaarijka Al shabab. Dadka geeriyooday ayaa saarnaa...

Madaxweynaha Jubbaland oo guddoomiyay kulan looga hadlayay dagaalka khawaarijta looga xoreynayo deegaanada Jubbaland

0
Kismaayo- Madaxweynaha dowlad Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guddoomiyey Kulan golaha wasiirada maamulkaas ay kaga hadleen howlgallada Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada maamulkaas. Golaha ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Waxaan mar dhow u dabaal-degi doonaa Dalkeenna oo Khawaarij la’aan ah”

0
Kooxda Khawaarijta Al-shabaab fikirkooda gurracan ee lagu soo dhex qariyay ka been sheegidda Diinta Islaamka waa mid ku dhisan suurad xumeynta iyo baabi’inta Dal,Diin,duunyo,Dhaqan...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Sacuudiga

0
Riyadh - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa magaalada Riyadh ee boqortooyada Sacuudiga kulan...

Maxaabiis lagu soo qabtay howlgalkii Jubbada Hoose oo la gaarsiiyay degmada Afmadow

0
Degamad Afmadow ee Gobolka jubbada Hoose ayaa goordhow la geeyay lix(6) Maxaabiis katirsan khawaarijta iyo Gaari Qarax lagu diyaariyay sida warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay...