Wararka Gudaha

Sagaal ruux oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay Suudan

0
Diyaarad rayid ah oo nooceedu ahaa Antonov ayaa maanta ku burburtay garoonka Port Sudan ee Dalka Suudaan, halkaasi oo ay ku dhinteen sagaal qof...

Saraakiil ku Eedaysan Musuq maasuq oo maanta la horgeeyay maxkamada gobolka Banaadir

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bankiga Dhaxe,oo loo heysto Musuq maasuq. Sarakiishaan...

Ciidanka Xoogga oo burburiyay fariisimo khawaarijtu ku lahayeen degaanno hoos yimaada Galcad ee gobolka...

0
Ciidanka kumaandooska Xoogga dalka Soomaliyeed ee Danab ayaa howlgal ka dhan ah kooxda khawaariijta ah ka sameeyay deganno dhowr ah oo hoos yimaada dagmada...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galay aqoon-isweydaarsiga dalalka soo koraya iyo...

0
Beijing- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane, ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan ” Waddamada soo...

Xoolo nool oo lagu wareejiyay Ciidamada Xoogga ee ku sugan Ceeldheer

0
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka ee Degmada Ceeldheer ayaa shalay la guddoonsiiyay  xoolo nool oo lagu dhiiragalinayo oo...

Madaxweynaha JFS oo Roma uga qeybgalayo shirar heer caalami ah iyo kuwo heer gobol...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Talyaaniga, iyagoo halkaas uu kaga qeyb-gali doona shirar heer...

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka oo ka dooday sharciga howlgabka Shaqaalaha

0
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa,kaa uu shir guddoominaya Guddoomiyaha Guddiga. .Ajendaha...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo kormeer shaqo ku tagay xarumaha bixinta Baasaboorka Degmooyinka Hodan iyo...

0
Agaasimaha Guud ee ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ) Mudane Axmed Siciiid Maxamed ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayay habsami u socoshada...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliya oo kulan la yeeshay madaxda howlgalka midowga Afrika ee ATMIS

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la yeeshay madaxa howlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya,( ATMS), Amb. Mohamed El-Amine Suoef,...

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamanka oo magacaabay xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka IGAD

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si wadajir ah u magacaabay xubnaha Baarlamaanka...