Wararka Gudaha

Maamulka gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Sakarya ee Dalka Turkiga oo gaaray heshiis iskaashi

0
Ankara- Guddoomiye ku-xigeenka Arirmaha Bulshada Maamulka Gobolka Banaadir Mudane, Cabdicasiis Cusmaan Maxamed oo uu wehliyo Aggaasimaha xiriirka arrimaha dibedda maamulka Gobolka Banaadir Mudane, Maxamed...

Safiirka JFS ee Shiinaha oo kullan muhiim ah kaga qeyb galay Beijing

0
Beijing:- Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha, kaas oo...

Ra’iisul wasaare Xamsa oo gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tansaaniya

0
Daarusalaam- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Daarusalaam ee dalka Tanzania oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Rome uga qaybgalay shir caalami ah oo looga hadlay cuna...

0
Rome- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay shirka Qaramada Midoobey ee la dagaallanka cunto-yarida iyo ka hortagga macaluusha ayaa...

Madaxweyne Qoorqoor oo xariga ka jaray mashaariic laga hirgaliyey Dhuusamareeb

0
Dhuusamareeb (SONNA): Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa si rasmi ah xariga uga jarey mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyey magaalada Dhuusamareeb. Mashaariicda...

Wasiirka gaashandhigga oo la kulmay taliyaha Militariga dalka Qatar

0
Dooxa=Wasiirka gaashaandhigga dowladda FS mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar kulan kula qaatay taliyaha militariga dalkaas sareeye guud (Duuliye)...

Kulanka golaha shacabka oo looga hadlay hindise sharciyeedyada hantidhorka iyo hubka

0
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Cumar Abshirow ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 10-aad ee...

Ra’iisal wasaare Xamse oo u ambabaxay Tanzania

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa dalka ka ambaxay, isagoo ku sii jeeda dalka...

Wasiirka Maaliyadda”Waxaan ka guuraynaa in Hanti dhowraha uu hoos yimaado Xukuumadda”

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Biixi Iimaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka maanta warbixin ka siiyay sharciga Hanti Dhowraha Guud,oo horyaal Golaha Shacabka...

Dadaalka Dowladda ee la dagaalka Khawaarijta (WARBIXIN)

0
Dawladda Soomaaliya waxa ay cagta ku haysaa waddada ay ku xaqiijinayso ahdaafta Qaran ee leh hor-tabinta,1- Ciribtirka Khawaarijta,2-Dayn-cafinta,3 qaadista cunaqabataynta Hubka,4-Dagaalka Musuqa,5-geediga-Dimuquraadiyadda. Sidaasi awgeed Macluumaad...