Guddoonka labada Aqal ee Baarlamanka oo magacaabay xubnaha Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka IGAD
Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si wadajir ah u magacaabay xubnaha Baarlamaanka...
Wasiirka Dhallinyarada XFS oo hortegay Guddiga Arrimaha Bulshada Golaha Aqalka Sare BJFS
Guddiga horumarinta adeegga Bulshada, arrimaha baniโaadanimada, warfaafinta iyo dhaqanka Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadkooda Dastuuriga ah ee ka saaran la xisaabtanka hayโadaha dowladda, ayaa...
Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo sheegay inuusan jirin xariir ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan jirin wax xariir dublamaasiyeed ah oo ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo maanta booqday kulliyada Ciidamadda ee Dowladda Qatar
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo safar shaqo ku jooga Caasimadda dowladda Qatar ee DOHA ayaa maanta...
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo furay Shirka Saraakiisha Boliiska heer federaal iyo heer dowlad goboleed
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin,ย ayaa maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka, ka daah-furay shir ay isagu yimaadeen Taliyeyaasha Boliiska...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka qeyb galay dhaarinta xubnaha Golaha wasiirada Cusub
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu dhaarinayey Xubnaha Cusub ee Gollaha Wasiiradda maamulka ee uu shalay soo magacaabay.
Masuuliyiin...
Maxkamadda Racfaanka oo soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad loo heysto 36 Ajaaniib ah
Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad loo heysto 36 ruux oo ku eedeysan kalluumeysi sharci darro ah in ay ka...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ฐ๐ฎ๐๐ต๐ผ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ ๐ซ๐ถ๐น๐ฑ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฟ๐๐ผ ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf iyo xog-wareysi isugu jira hoygiisa kula yeeshay Xildhibaannada labada Aqal...
Soomaaliya iyo Bakistan oo iska kaashanaya horumarinta Barnaamijka Teknoloojiyadda
- Barnaamijka Comsec oo ah Barnaamij ay iska kaashanayaan safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Bakistan iyo wasaaraddaha kala ah arrimaha dibadda iyo Seyniska...
Gacan ka hadalkii tiktok-ga ee sababay geerida iyo garsoorka ciidamada
:-Kiiskaan Sharmaโarke Xuseen jaamac iyo Maxamed Faarax ayaa ka billaawday gacan ka hadal uu ku baxay marxuum Saciid Cabdi Cali oo kamid ahaa dhallinta...










