Wararka Gudaha

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo la kulmay safiirka Ingiriiska

0
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Michael Nithavrianakis. Wasiirka iyo...

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay 25-ruux oo ku biiri lahaa Khawaarijta

0
War-sxaafadeed ka soo baxay ha’yadda sirdoonka iyo nabad suggida Qaranka ee NISA ayaa lagu sheegay in Hay’addu gacanta ku soo dhigtay 28 xubnood oo...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo guddoomiyey shir ku saabsan qaab-dhismeedka amniga Qaranka

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi oo ku saabsan qaab-dhismeedka amniga Qaranka,...

Ra’iisul wasaare Xamse oo kormeeray wasaaradda hawlaha guud

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa kormeer ku tagay wasaaradda hawlaha guud iyo guriyeynta, si uu ugu kuurgalo hambsami...

Wasaaradda Arrimaha gudaha oo muqdisho ka furtay shir muhiim ah

0
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku daahfurtay Kulanka Dhamaystirka Hannaanka Dhab-u-heshiinta Qaran oo socon doona muddo Seddex Cisho ah. Kulankaan...

Waddada isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo oo ay daadadku gooyeen

0
Gaalkacyo-(SONNA)-Burbur xooggan ayaa gaaray Waddada isku xirta Gaalkcyo iyo Hobyo, gaar ahaan deegaanka Saqiiro oo magaalada Hobyo kaga beegan 15 km dhanka waqooyi, kadib...

guddiga gurmadka fatahaadaha oo la kulmay ganacsatada koofur galbeed

0
Baydhabo- Gudoomiyaha guddiga gurmadka fatahaadaha iyo qaar kamid ah xubnaha guddiga oo kulan laqaatay ganacsatada maamul goboleedka koonfur galbeed. Kulanka ayaa looga hadlay sidii loogu...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay daadadku saameeyeen

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka hadlay fatahaadaha ayaa hay’adaha dowladda, kuwa caalamka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed...

Roobabkii ugu dambeeyay ee ka da’ay gobollada maka muuqdaa raadadka El-niino

0
Roobabkii ugu dambeeyay Gobalada dalka Soomaaliya ka da’ay, maka muuqdaa Raadadka El-niino, maxaa qasaara ah oo ka dhashay ilaa iyo hada. Waa maxey El-niino? Khubaro  ku...

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka tacsiyeeyay geerida Maxamed Xasan Barroow

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan...