Wararka Gudaha

Xukunka waayeelkii loo Dilay Dhaxal aan lagu lahayn

0
Muuse Cali Nuur Axmed iyo Cali Cumar Axmed ayaa October 19-keedii u baxay dilka Marxuum Yusuf Cabdi Axmed oo ahaa Beeraley lagu dilay Number...

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kormeeray Talisyada Ciidanka Koonfurta Mudug

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta XFS Al cadaala...

Hawlgalo lagu burburiyay Gooba ay ku dhuumaleysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose

0
  Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahan Ururka 5-aad, Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB oo kaashanaya Ciidamada daraawaaiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo ka dhan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhigiisa dalka Talyaaniga

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga Mudane Lorenzo Fonta. Kulanka...

Hawlgal lagu burburiyey fariisimo ay cadawga ku lahaayeen deegaanka Afcad ee gobolka Hiiraan

0
Jalalaqsi: Abaanduulha Guutada 26-aad Cali bin Abii-daalib Cabduqaadir Cali Nuur oo ka soo amba baxay degmada Maxaas ayaa soo gaaray deegaanka Afcad oo hosyimada...

Koonfur-galbeed oo lagu qabtay kulan loogu diyaar garoobayo la dagaalanka Khawaarijta Wejigiisa 2-Aad

0
Baydhabo:- Wasiirka wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Abduqaadir Maxamed iyo Taliyaha Booliska maamulka Koonfur Galbeed G/ Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa...

Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Bacaadweyne

0
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayna wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta JFS Cabdiraxmaan Alcadaala iyo...

Xafiiska Hantidhowrka oo Faray masuuliyiinta gacanta ku haya Baabuurta Dowladda in ay soo celiyaan

0
Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka oo ka duulaya ilaalinta iyo maamul wanaagga Hantida dowladda waxa uu ku wargelinayaa dhammaan mas’uuliyiinta halkan hoose ku xusan...

WALWAL KA JIRA KOR U KAC MACIISHADA DUNIDA IYO HOOS U DHAC DHAQAALE.

0
Marka kaga soo bilaabo cudurkii corona virus ee dunida ku fiday kaasoo keenay dhibaato badan ka sokoow in uu dunida u horseeday ama la...

Ha fududeysan Diigniinahan ku aadan El-Nino (WARBIXIN)

0
Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna, si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Webiyada,...