Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo ku baaqay in la xoojiyo dadaada gurmadka fatahaadaha

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Saalax Axmed Jaamac iyo Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka Baarlamanka JFS ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Qaran...

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa...

Shirka arrimaha qaab-dhismeedka Booliska oo maalintii 2-aad galay

0
waxaa maalintii 2-aad galay shirkii arrimaha Boliiska ee qaab-dhismeedka amniga Qaranka, kaas oo dowladaha xubnaha ka ah dowlada federaalka ah ay ku qeybsadaan 40-kun...

Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka oo soo xiraay wadatashi ku saabsan xeer-nidaamiyaha sharciyada hay’adda

0
Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda Soomaaliyeed mudne Axmed Siciid Maxamed ayaa maanta u soo xiray Madaxda sare iyo Saraakiisha xirfadlayaasha ee hay’adda...

Ciidanka xoogga dalka oo maalintii labaad gurmad ka wada Baydhabo

0
Baydhabo- Qeybta 60-aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maalantii 2-aad gurmad ugu sameynaya shacabka ay saameeyeen roobabkii ka da’ay Magaalada Baydhabo ee xarunta...

Fatahaadaha Webiyada iyo Daadadka oo saameyn weyn yeeshay (WARBIXIN) By Ruush Abdullahi November 8,...

0
Fatahaada Webiga Jubba oo ah tii ugu ballaarnayd ee sameeyo muddo ka badan 26 sano ayaa sababtay in kumanaan qoys ay ka barakacaan guryahooda,...

Wasaaradda Kalluumeysiga oo war-murtiyeed kasoo saartay shirka golaha maamulka iyo horumarinta kalluumeysiga

0
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradaha kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlaha xubanaha ka ah dowladda federaalka ayaa...

Maxkamadda Rafcaanka oo maanta dhegaysanaysa Dacwadda Mas’uuliyiin loo haysto Musuq maasuq

0
Maxkamadda rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta billowday dhageysiga dacwadahii musuqa ee rafcaanka laga qaatay. Dacwadda ayaa loo heystaa eedeysanayaal ka tirsan Wasaaradda shaqaada iyo arrimaha...

Danjire Tarsan oo xaflad sagootin ah loogu qabtay Nairobi

0
Munaasabad sagootin ah ayaa loogu qabtay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibedda ee dalka Kenya danjire, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ay u idlaatay muddadii uu...

Maamulka gobolka Banaadir oo kormeeray ganacsatada degmada Howlwadaag

0
Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyi gelinta maamulka gobalka Banaadir, Cabdicasiis Cismaan Maxamed oo xalay kormeer ujeedkiisu ahaa u kuur gelid dhanka ganacsiga iyo...