Wararka Gudaha

Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka oo Dilay dhagar qabe Khawaarij ah

0
Ciidanka gaarka ah ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa xalay ku dilay dhagar qabe Khawaarij ah inta u dhaxaysa deegaanada Basra iyo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta guddoomiyay Kulanka gudoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir kaas...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay Kulanka gudoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir kaas oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo tababbar diblomaasiyadeed u soo xiray howlwadeeno dowladeed

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Khamiis ah ugu soo xiray Caasimadda Muqdisho tababbar aasaasi ah oo...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo gaaray degmada aadan yabaal.

0
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Taliyaha xoogga dalka ayaa booqday degmada Aadan-yabaal oo ka mid ah degmooyinka ugu muhiimsan ee laga xoreeyay Khawaarijta Al-Shabaab. Wasiirka iyo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULA KULMAY MADASHA RIYAAD EE ISKAASHIGA CARABTA IYO SHIINAHA DHIGGIISA...

0
Riyaad- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay...

TALIYAHA HAY’ADDA NABADDA SUGIDDA IYO SIRDOONKA QARANKA (NISA) OO TACSI U DIRAY

0
Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) Mahad Maxamed Salaad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha Hay’adda iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed...

DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO CAMBAAREYSAY TACADDIYADA XAQUUQUL INSAANKA EE KHAWAARIIJTA KA GEYSTEEN AADAN YABAALKA

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay tacadiyadii xuquuqul insaanka ka baxsanaa ee dhowaan ay Degmada Aadan Yabaal ka geysteen Khawaarijta gabalkooda sii dhacayo. Khawaarijta sii cararayey...

HANTI DHOWRAHA GUUD EE QARANKA OO MAGAALADA GENEVA UGA QEYB GALAY SHIRKA MAAMULKA...

0
Hantidhawraha Guud ee Qaranka mudane, Maxamed Maxamuud Cali ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qaybgalay Shirka Maamulka Daymaha oo ay soo qabanqaabisay Madasha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WALAALNIMADA DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI WAXAA KU KORDHAY GACAL IYO XIDIDNIMO”

0
 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle sida...

Wasiirka A/Dibadda oo Muqdisho ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan arrimaha...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Wakiilka gaarka ah ee Dowladda...