Wararka Gudaha

NISA oo ka hortagtay dhaq-dhaqaaq Khawaarijta ka waday Hiiraan iyo Sh/hoose

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta oo...

Wasaaradda Duulista XJFS oo Jawaab ka bixisay Warar Been Abuur ah oo laga faafiyey

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si Cad u Beeninaysaa Wararka Been Abuurka ah ee Maalmahan lagu baahinayay Baraha kala duwan, kuwaas...

Safaaradda Soomaaliya Magaalada Nairobi ee Dalka kenya oo Martigelisay Kulan Afur ah

0
Nairobi(Wargeyska Dalka):- Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo Xalay lagu qabtay Xarunta Safaaradda. Afurkan Qiimaha...

Degmada Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.

0
Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 14 dhibcood ay kaga adkaatay Degmada...

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed

0
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Mudane...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah xubin sare...

Wasiirka shaqada XFS oo ka qayb galay kulamo heer wasiir ah oo soo qaban...

0
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Prof. Saalim Caliyow Ibro, ayaa ka qaybgalay kulan-hoosaadyo heer Wasiir ah oo ka qabsoomay...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

0
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen waxqabadka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Allaha u Naxariistee Marxuum Saciid Maxamuud Axmed...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa dhambaal  tacsi u diray qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed...

Degmooyinka Kismaayo iyo Dhuusamareeb oo u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka Ramadaanka

0
Degmada Kismaayo ayaa xalay Tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ka reebtay degmada Warta-nabadda,halka Degmada Dhuusamareeb ay iyaduna ka adkaatay dhigeeda Xaradheere. Degmada Kismaayo ayaa heshay 10...