Wasiirka Warfaafinta oo Madaxda Jaamacadda Carabta ugu baaqay taageeridda dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaโuud Aweys Jaamac ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Wasiirada Warfaafinta Ururka Jaamacadda Carabta oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee aas aaska Ciidanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 79-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed...
๐ฅ๐ฎโ๐ถ๐ถ๐๐๐น ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ซ๐ฎ๐บ๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ฎ๐บ๐ฟ๐ฎ๐ ๐๐ด๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐บ๐ฒ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐๐๐๐ฑ ๐ถ๐ป ๐ฎ๐ ๐น๐ฎ ๐ ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ผ๐ผ...
Muqdisho, December 24, 2022 -- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee...
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxa hayโadda TIKA ee Soomaaliya
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi isugu jiray Ganacsato ka socotay dalka Turkiga iyo madaxa hayโadda TIKA ee Soomaaliya...
Masโuuliyiin ka tirsan DF oo kormeeray deegaano laga xoreeyay Khawaarijta
Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka xoogga, Sanatar Afcadey, Taliyaha ciidanka dhulka, guddoomiyaha gobolka Shabeellada dhexe iyo masโuuliyiin...
Cududdii dhameystiri laheyd Khawaarijta oo soo bilowday (WARBIXIN)
Beryahaan waxaa hadal heyn weyn ka jirtay soo bilaabashada Dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku maqnaa Dalka Eretareeya, kuwaasi wel wel weyn ku haayay Waalidiin badan...
Howlgalo lagu baacsanayo Khawaarijta oo ka socda gobolka Mudug
Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayao Khawaarijta Al-shabaab ka sameeyay deegaanada Dhaghaye iyo Laas-gacamey oo ka tirsan koonfurta gobolka...
Ishii Buktaay ku bikaacso (WARBIXIN)
Beryahaan waxaa hadal heyn weyn ka jirtay soo bilaabashada Dhallinyaradii Soomaaliyeed ee ku maqnaa Dalka Eretareeya, kuwaasi wel wel weyn ku haayay Waalidiin badan...
Madaxweynaha JFS oo ka hadlay guulaha laga gaaray halganka dib u xoreynta dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Shuhadada ee madaxtooyada Qaranka, ayaa dul istaagay guulaha laga gaaray halganka...
London: Cabdullaahi Xayir Ducaale oo kulan casho sharaf ah la qaatay qaar kamid ah...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa xalay kulan casho ah la yeeshay hobollada Qaranka Waabari ee ku...