IMF oo Dhameystirtay dib u eegista 6aad ee Deyn cafista Soomaaliya (WARBIXIN)
Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taasi oo ay ka muuqato in ay Dowladda Soomaaliya ku...
Dowladda oo sheegtay in ay waddo qorsho lagu yaraynayo dalagyada dalka looga keenayo dibedda
Agaasimaha waaxda ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha XFS, Axmed Sheekh Cabdullaahi ayaa sheegay in ay wadaan siyaasad lagu yareynayo waxyaabaha dalka looga keeno...
Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay deyn cafinta
Dowladda Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa ka wada hadlay qodobbo muhiim u ah hannaanka deyn cafinta oo haatan maraya meel wanaagsan, ka dib kulan ay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhulka laga xoreeyay khawaarijta ka waddo qorshayaal lagu soo nooleynayo...
Dhuusomareeb- La taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha bulshada, Xaliimo Cali Culusow ayaa sheegtay in dowladdu ay degaannada laga xoreeyay Khawaarijta u diyaarineyso qorshayaal lagu...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo kormeeray ciidanka koofurta Mudug kula dagaalamaya Khawaarijta
Xarardheere- Wasiirada arrimaha gudaha, Kalluumaysiga, Xildhibaano ka Tirsan dowladda FS iyo Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer dhiirigalin ah ugu tagay ciidamada Khawaarijta kula...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga
Dhuusamareeb: Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magaalada Nairobi kulan kula qaatay Danjiraha Denmark ufadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Nairobi kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Denmark ufadhiya Soomaaliya Steen S Andersen.
Madaxweyne Laftagareen...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si diirran loogu soo dhaweeyay Minneapolis
Ra’iisul Wasaara Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa waxaa si weyn ugu dhaweeyay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, kumaankun oo Jaaliyadda...
wasiiru dowlada wasaarada caadaalada ayaa daahfurtey kulan dad weyne ee dib u eegista dastuurka
Kulankan dadweyne oo socon doono labo maalmood ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiru dowladaha wasaaradda Marwo Mumino Sheekh Cumar, Xoghayaha joogtada, Wasiirada dastuurka ee DXDF,...
Xasan Xuseen iyo Deerow Macallin Ibraahim oo Khawaarijta ka tirsanaa ayaa isku soo dhiibay...
Xassan Xusseen Cali oo magaciisa Afgarashadu yahay Maxamed Deeq iyo Deerow Macallin Ibraahim {idris) oo Khawaarijta ka tirsanaa ayaa isku soo dhiibay Ciidamada xoogga...










