Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka maraykanka

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Maraykanka,munaasabadan ayaa ka dhacday Gobolka Minnesota ayuu...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jabuuti kula kulmay wasiirka difaaca Mareykanka

0
Jabuuti-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa kala...

Madaxweynaha Galmudug oo booqday qoyskii uu ka baxay Mujaahid Axmed Fiiqane

0
Dhuusamarreeb- Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo howlo shaqo ugu maqnaa caasimadd dalka oo galabta ku soo laabtay caasimadda Dhuusamarreeb ayaa...

Madaxweynaha Jubbaland oo saxiixay Saddex Xeer oo muhiim ah

0
Jubbaland:-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta sixiixay Xeerar Saddex ah,kuwaa oo kala ah:- 1. Xeerka Hay’ada Waddooyinka oo ay soo gudbisay...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shir duceedka heerkiisu sareeyo oo looga hadlayey...

0
New york:-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr Ali Haji Aden ayaa Khudbad ka jeediyey Shir duceedka heerkiisu sareeyo oo...

Howlgallo ka dhan ah khawaarijta oo ka socdo degaanno katirsan Mudug

0
Dhagaxdheer iyo Daaday oo hoostaga Caad ayaa lagu soo waramayaa in dagaal uu ka socdo ka dib markii Ciidanka xoogga, daraawiishta Galmudug iyo xoogagga...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday xubnno katirsan khawaarijta

0
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday Saddax xubnood oo ka tirsan kooxda khawaarijta Xubnahan ka trisan khawaarijta ayaa xeer ilaalinta...

YAABAYE MA YAABTEEN!!!? (WARBiXIN)

0
ANI YAABAYE MA YAABTEEN !!!?, waxaa la yaab leh Amiir u dhashay Qowmiyadda Amxaarada ee wadanka Itoobiya oo Soomaali Diin ku dilaaya, sida laga soo...

Xildhibaan Ciid” Argagixisada markii furimaha looga adkaaday, waxay bilaabeen in ay beegsadaan dadka rayidka...

0
Muqdisho,(SONNA):- Cabdirisaaq Ciid oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya lagana soo doortay Hirshabeelle ayaa sheegay in ay argagixisada ku jabeen...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Muqdisho keentay Dhaawacyada dadkii khawaarijtu ku qarxisay Baladweyne

0
Muqdisho(SONNA):-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho soo gaarsiisay dhaawacyada dadkii ay khawaarijtu ku qarxisay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dhaawacayadaan waxaa garoonka Aadan...