Wararka Gudaha

Ciraaq:In ka badan boqol ruux oo ku dhintay xaflad aroos

0
Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay in ka badan 150 kalena waa ay ku dhaawacmeen dab ka kacay xaflad aroos oo ka dhacday...

Turkiga oo dardar gelinaya mashaariicda horumarineed ee uu dalka ka wado

0
Madaxha hay’adda TIKA qaybteeda Soomaaliya , Ilhami TURUS ayaa sheegay in ay xoojinayaan maalgashiga iyo horumarinta dalka Soomaaliya sida Beeraha, Tammarta, Kalluumeysiga iyo dhismaha...

Sweden oo danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhiyi doona dalkeenna...

Gudaha Wararka Ciidanka Qalabka Sida oo Gobalka Galgaduud ku dilay 3 dhagar-qabe

0
Dhuusameeb- Ciidanka deegaanka ee ka howlgala aagga deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud ayaa soo afjaray koox Khawaarij ah, iyagoo dilay seddax dhagarqabe, mid kalena...

Hawlgal ka dhacay Galgaduud oo koox Khawaarij ah oo lagu dilay, kuwa kalena lagu...

0
Dhuusamareeb: Ciidanka deegaanka ee ka howlgala aagga deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud ayaa maanta soo afjaray koox Khawaarij ah, iyagoo dilay seddax dhagarqabe, mid...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo deeq lacageed gaarsiiyay Isbitaalka Madiina

0
Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle oo Maanta booqasho ku tagay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa booqashada...

Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa khawaarijta

0
Xarardheere- Ciidamada XDS ee ku sugan Xarardheere ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe Cusmaan Maxamuud Barre oo ah 17 sano jir ka tirsanaa Khawaarijta sida...

Hay’adda SoDMA oo ka digtay dabaylo kusoo wajahan Soomaaliya

0
Soomaaliya oo ku soo wajahan dabaylaha El-Niño oo ah Roobab Sababaya Fatahaad iyo daadad bilaha October iyo November. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane,...

Danjire Kullane oo ka qeyb galay furitaanka shirka caalamiga ah ee isku xirka Tamarta...

0
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha  Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay munaasabadda furitaanka shirka caalamiga ah ee...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degaanka Cali Fooldheere

0
Jowhar- Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellada dhexe, isago la hadlay Ciidanka Qaranka iyo Xoogagga xoreynta deegaanka. Madaxweynaha...