Wararka Gudaha

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud XFS oo ka qayb galay shirka sanadka ee mashruuca SHIIP

0
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir oo ka qayb-galay shirka diyaarinta qorshe hawleedka sanadka ee mashruuca SHIIP...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo la filayo in ay go’aan ka soo saarto Eedeysanayaasha Musuq-maasuqa...

0
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu wada inka soo saarto xukun dacwad loo haystay Saraakiil ka ka laka tirsan qaar ka mid ah  hay’addaha dowladda,Xafiiska...

Ciidamada Amniga oo Fashiliyey laba Qarax oo Khawaarijtu rabeen in ay soo geliyaa Guddaha...

0
Dhuusamarreeb:- Ciidamada ammaanka ayaa saaka ka hor tagay laba gaari oo Khawaarijta Al-shabaab ay ka soo buuxiyeen waxyaabaha qarxa oo ay doonayeen inay gudaha...

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Djibouti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin, isla markaana ka wadahadley iskaashiga milateri...

Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeeray guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab

0
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneral Ibraahin Sheekh Muxyadiin ayaa kormeeray maanta taliska guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab , isagoona kulan la qaatay taliyaha guutada,...

Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo xilka la wareegay

0
Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka dhacday Taliska ciidanka dhulka XDS. Munaasibadda xil-wareejinta ayaa waxaa goobjoog...

Soomaaliya oo ka faa’ideysaneysa adeegsiga Tamarta

0
Beijing:-  Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka wadatashiga adeegsiga Tamarta oo...

Taliyaha Asluubta oo Xabsiga dhexe ka dhagax dhigay qayb u gaar ah maxaabiista qabta...

0
Taliyaha Ciidanka Asluubta General; Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xabsiga dhexe ka dhagax dhigay qeyb lagu karantiilayo maxaabiista qaba cudurrada faafa. Taliye Mahad ayaa sheegay in...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan xuska dhalashada Nebiga...

0
Dhuusamareeb- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo farriin ku saabsan xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxamed nabad-gelyo...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka sameeyay gobolka Bakool

0
Waajid- Ciidanka xoogga dalka ayaa saaka howlgal lagu beeegsanayo Khawaarijta ka fuliyey deegaanada Bariga iyo Galbeed degmada Waajid ee gobalka Bakool. Howlgalka ayaa lagu burburiyay...