Mareykanka oo $5m u ballan qaaday ciddii keenta xogta Abuukar Cali Aadan
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in lacag dhan 5 milyan oo dollar ay ku abaalmarineyso qof kasta oo soo sheega Abuukar...
Qaraxyo galaaftay nolosha dad badan oo ka dhacay Pakistan.
Qaraxa koowaad ayaa ka dhacay goob ay ka socotay xuska dhalashada Nabi Muxamed oo ka dhacayay magaalada Mastung ee gobolka Balochistan, waxaana ku dhintay...
Hey’adda Maareynta oo 𝗗𝗜𝗚𝗡𝗜𝗜N ka soo saartay duufaanta 𝗘𝗹-𝗡𝗶ñ𝗼.
Maamulka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa mar kale bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay digniinno la xiriira roobab xoogan oo suurtagal ah in ay ka...
Khawaarij waddada miino ku aasayay oo la halaagay
Ciidamada kacdoonka shacabka ee ku sugan Xarardheere ayaa deegaan dhowr iyo toban KM dhanka galbeed ka xiga magaaladaasi ku fashiliyey maleeshiyaad qaraxyo ku aasayey...
Danjire Cawaalle Kullane oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 74-aad ee Jamhuuriyadda shacbiga...
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane, oo matalaya Jamhuuriyadda Federaalka ayaa fursad u helay ka qeybgalka munaasabadda weyn...
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo tababar u soo xiray ciidamada ilaalada deegaanka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa si...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqasho ku tagay Xarunta Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maanta booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka...
Wafdi u hor kacayo ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo gaaray Dhuusamareeb
Wafdi u hoggaaminayo ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS Salax Axmed Jaamac ayaa gagida diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin...
Maxkamadda G/Banaadir oo xukunno kala duwan ku riday Saraakiil ka tirsana hay’adaha dowladda
Maxkamadda Gobolka Banaadir qaybta ciqaabta Laanta tashiga ayaa ku dhawaaqaday xukunka kiis dacwadeedka ay Eedeysanayaasha ka ahayeen 11 sargaal oo ka kala howlgalayay qaar...
Todobaadkan iyo Soomaaliya (WARBIXIN)
”Maraykanka oo ugu dambeyn guul ka keenay Soomaaliya” cinwaankaasi oo ay kala qoreen wargeysyada Wall Street Journal & Daily Mail oo maqaal dheer ka...










