MADAXWEYNIHII U ISTAAGAY CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA IYO BADBAADINTA SHACABKA SOOMAALIYEED
Abaal ninkii galaa waa in loo gudaa gar weeye, waa in la xusaa had iyo jeer kuwa sameeya taariikhaha dalka gaar ahaan xilliyadaan oo...
HADDAAD DADAASHO WAAD GUULEYSAN KARTAA
Marna ha ka labalabeyn in aad guuleysan karto waa qofna uma dhalan in uu guuleysto oo keliya.
Rabitaaanka ama doonista ayaa ah waxa muhiimka ah...
WARGEYSKU WAA WEHELKA QOF WALBA OO WAX AKHRINTA JECEL (QEYBTII 2-AAD)
Xilligii burburka dalka waxay Saxaafadda Soomaaliyeed Ku begantay waqti aan dowlad dhexe oo xooggan aysan dalka Ka jirin, waxay ku soo beegantay qaran bur-buray...
MUQDISHO OO AY KU SOO BADANAYAAN DHISMAYAASHA CASRIGA AH EE DUNIDA.
Magaalada muqisho ee caasimada dalka waa magaalo madaxda dalka waa magaalo ay ku nool yihiin shacab aad u badan waana magaalo Ka soo kabsatay...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in khawaarijta sanad gudihiis laga xoreyay dhul gaarayo in...
Dagaalka tooska ah ee lagu ciribtirayo Khawaarijta ayaa isna si qorsheysan oo aan hakad lahayn muddo sanad ka badan uga socda dhammaan dowlad goboleedyada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Mareykanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta gelinkii dambe u ambabaxay magalada...
Maareeyaha Hey’adda Aqoonsiga iyo diiwaangalinta Qaranka oo kulan la yeeshay Guddiga Rugta Ganacsiga
Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka mudane Cabdiweli Timacadde ayaa Xarunta hay’adda waxaa uu kulan gaar ah kula qaatay Gudiga Rugta ganacsiga Soomaaliya.
Maareeyaha ayaa...
Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale oo loo magacaabay Maareeyaha Sanduuqa Nabadda iyo Xasilinta Soomaaliya
Xafiiska Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Mudene Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale u magacaabay Maareeyaha Sanduuqa Nabadda iyo Xasilinta Soomaaliya, si loo dardar galiyo horumarinta mushaaraadka...
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgalo sifeyn ah ka wada deegaanada Caad iyo shabeeloow koonfurta...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 18-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa howlgalo qorshayn ka fuliyay dhulka miyiga aa ee u dhaxeeya Deegaanada Caad...
Taliska Booliiska Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay qarixii saakay ka dhacay Ceelasha Biyaha
Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo faah faahin ka bixiyay qarax saakay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegay in ciidamadda ammaanku ay ka fashiliyeen...










