Wararka Gudaha

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay Guullaha laga gaaray la dagaalanka Khawaarijta

0
Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdsiho ayaa faah faahin ka bixiyey guullaha Dowladdu ka gaartay dagaalka dib...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo xaqiijiyey in Dowladda Soomaaliya ku guulaysatay Barnaamujka Dayn Cafinta

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Dayn cafinta Soomaaliya in uu dhammaanayo bartamaha bisha December ee...

Roobkii Xilliga Deyrta oo bilowday, khatarteeda wadata (WARBIXIN)

0
Dhulka ay digto Soomaalidu inta badan waxay helaan Roobka xilliyada Gu’a iyo Deyrta, bilahaan oo kale ayay ka curate xilli Roobaadka deyrta, waana kan...

Maxkamadda Ciidamada qaybta Koonfur galbeed oo xukun dil ah ku fulisay xubno hore dilal...

0
Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheekh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow)...

Dagaal udhaxeeya horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta oo ka socda degaanno hoostag Galgaduud

0
-Dagaal udhaxeeya Laba Horjooge oo kawada tirsan Khawaarijta ayaa ka socda degaanka Biyo oo u dhexeeya tuulada Burujeed iyo Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dadka...

Madaxweyne JFS Xasan Sheekh oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halkaas oo uu ka sii ambaqaadayo dhammeystirka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo sheegay in dowladdu ay ilaalin doonto xorriyadda Warbaahinta

0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka qeybgalay kulan muhiim ah oo ka dhacay Muqdisho,isla markaana looga hadlaayey badqabka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo sheegay in la joogo waqtigii khawaarijta laga xoreyn lahaa...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa ka dhawaajiyay in bulshada reer Koonfur Galbeed ay diyaar u yihiin in ciidanka Qaranka ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Xoghayaha Joogtada ee Ururka Iskaashiga Islaamka

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga Islaamka Dr Xuseen...

R/Wasaaraha Ingiriiska oo maanta booqanaya Masar

0
Ra’iisul wasaaraha Dalka Ingiriiska Britain Rishi Sunak ayaa maanta u safraya Dalka Masar si uu wadahadallo ku saabsan xaaladda Israa’iil iyo Gaza ula yeesho...