Wararka Gudaha

Askar horay dilal uga geeysatay koonfur Galbeed oo saakay lagu fuliyay Dil-toogasho ah

0
Geedow Maxamed Fidle (Abuurow) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, ayaa lagu fuliyay Dil-toogasho taasoo ah Qisaasta Marxuum Mursal Cali Cabdi oo uu ku...

Ciidanka Xogga oo la wareegay deegaanka Eel-Boon 48 KM Galbeedka kaga began degmada Waajid...

0
Ururka 260aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Khawaarijta kala wareegay Gacan ku haynta deegaanka Eel-Boon Oo Qiyaasti 48 KM dhanka Galbeedka kaga began...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeeray fariisimaha ciidamada qalabka sida ee magaalada Xuddur

0
Xuddur-Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiirka amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Taliye ku xigeenka...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeeray xerada tababarka ee Turkisom

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kormeer ku tagay xerada tababarka ee Turkisom ee duleedka magaalada Mudisho, halkaas oo ku...

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo Guddoomiyey Shir Golaha Wasiirada maamulkaas

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Gudoomiyey Shir Golaha Wasiirada maamulkaas uu yeeshay maanta oo looga hadlay  qorshaha Qaran...

Ciidanka xoogga oo howlgal ka fuliyay inta u dhaxeyso degmada Galcad iyo deegaanka Ceel...

0
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kumaandooska ilaalo qaran ayaa howlgal qorshaysan oo ka dhan ahaa khawaarijta ka sameeyay dhulka howdka ah oo u...

Shamsa Cabdulqadir Daahir oo loo magacaabay La-taliye sare ee Arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka...

0
Ra’ii’sul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa  Marwo Shamsa Cabdulqadir Daahir u magacaabay La-taliye sare ee Arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo isku xirta Isgoosyada...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Isgoosyada...

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Baay

0
Hawlgal gulaystay oo ciidamada ammaanku ay ka fuliyeen tuulada SAYDHELOW ee gobolka Baay oo 35 KM dhanka bari kaga began Magaalada Baydhabo ayaa lagu...

MAXA LAGU GARTA QOFKA XAASIDKA AH?.

0
Xaasidnimada waxaan oran karnaa waa laba qaybood mid uu qofka ku dhasho iyo mid qofka uu gadaal ka noqdo iyada oo ay ku kaliftay...