Wararka Gudaha

Dowladda Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo celisay muwaaddiniin ku xannibnaa dalka Liibiya

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 99 muwaaddiniin Soomaaliyeed ah, kuwaas oo muddo ku jiray xabsiyo ku yaalla dalka Liibiya. Muwaaddiniintan...

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo dil toogasho ah ku oofisay gacan ku dhiiglayaal

0
Baydhabo- Maxkamadda Ciidanka Xoogga qaybta 60-aad ayaa maanta dil ku fulisay laba gacan ku dhiigle oo horay dilal kala duwan ugu geystay magaalada Baydhabo. Dable...

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dalka gaar ahaan gargaarka bini’aadannimo la...

Dowladda Soomaaliya oo ciidan kala dhex dhigtay beelo ku dagaalamay Shabeelaha dhexe

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidan Boolis ah kala dhex dhigtay beelo ku dagaalamay deegaannada hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha dhexe. Afhayeenka ciidamada Booliska...

Afhayeenka Booliska oo warbaahinta la wadaagay dhacdooyinkii ka dhacay dalka todobaadkii la soo dhaafay

0
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo xarunta taliska Ciidamada Booliska shir jiraa’id ku qabtay ayaa warbaahinta la wadaagay warbixin la xiriirta xaaladihii ugu dambeeyey ee...

Wasiir Khadiija oo la guddoonsiyey abaalmarinta ugu sareysa Jabuuti

0
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa maanta la guddoonsiiyey abaalmarinta ugu sarreysa dalka Jabuuti. Munaasabad ka dhacday...

Maxkamadda ciidamada qaybta Jubbaland oo dil toogasho ah ku xukuntay Maxamed Cabdullaahi Siciid

0
Maxkamadda ciidamada qaybteeda Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiigle Maxamed Cabdullaahi Siciid (Maxamed Khadar) oo ka tirsanaa ciidanka...

Muqdisho oo maanta ka furmay shirka Madasha Qaran ee Ururada Bulshada Rayidka ah iyo...

0
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Madasha Qaran ee Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Hey’adaha Dowladda ee 2023, taas oo ay soo agaasintay Wasaaradda...

Muqdisho oo maanta ka furmay shirka Madasha Qaran ee Ururada Bulshada Rayidka ah iyo...

0
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho lagu qabtay Madasha Qaran ee Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Hey’adaha Dowladda ee 2023, taas oo ay soo agaasintay Wasaaradda...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga oo daah-furay Barnaamijka dalkaaga ugu hiili hal...

0
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay barnaamijka dalkaaga ugu hiili hal Dollar oo ay muwaadiniinta Soomaaliyeed uga...