Wararka Gudaha

Xisaabiyaha guud ee dowladda oo Golaha Wasiirrada horgeeyey warbixinta sanad maaliyadeedka 2022

0
Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas, ayaa horgeeyey golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya warbixinta sanad maaliyadeedka 2022 oo ah mid ahmiyad gaar...

Wasiir Biixi oo Nairobi kula kulmay qaar ka mid ah Safiirada iyo Wakiillada dalalka...

0
Nairobi:- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula yeeshay qaar ka mid ah Safiirada iyo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Brussels kaga qeybgaley shir madaxeedka Midowga Yurub iyo waddamada soo koraya. 2. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo...

Madaxweynaha JFS oo sheegay in Khawaarijta laga xorreeyey in ka badan 80 degmo

0
Brussels:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Brussels ee dalka Belgium uuna kaga qaybgalay shirka Midowga Yurub iyo...

Guddoomiye Abshirow oo ka qeyb galay Shirka 147-aad ee Baarlamaannada Adduunka

0
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa ka qeybgalay Shirka 147-aad ee Baarlamaannada Adduunka “Inter-Parlaimentary Union” Qeybtisa Ururka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leyahay in lagu...

Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xirta Dabakaaya Madow...

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Dabakaaya...

Golaha wasiirrada XFS oo mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta

0
Kulanka shirka golaha wasiirrada ee XJFS ayaa mushaarkooda waxay ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al shabaab ee ka socda qabyo ka mid ah...

Xasan Gerdhuub oo Khawaajirta ka tirsana ayaa isku soo dhiibay dowladda

0
Xasan Xuseen Ibraahim oo Magac afgarashada looga dhex yaqaanay Khawariijta u ahaa (Gerdhuub) kana tisana mudo 5-Sano ah ayaa u qaabilsanaa qaybta Jabhada ee...

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay sii hayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Kulan la qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon,S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin...