Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay sii hayaha safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Kulan la qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon,S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin...
Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo kulan la qaatay guddiga arrimaha dibadda Mareykanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Washington kula kulmay Guddiga Arrimaha Dibada Aqalka Golaha...
Yabooh oo kormeeray xaaladda amni ee Degmada Yaaqshiid
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax ayaa...
Dhaqdhaaq ciidan oo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Koofur Galbeed
Xuddur: Dowlad goboleedka Koofur Galbeedka ayaa maanta deegaanka Washaaqo ee gobolka Bakool ku soo bandhigay ciidanka dadka deegaanka ah oo ka qeybgalaya dagaalka Khaawaijta.
Gudoomiye...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub
Brussels: Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub Mudane Charles Michel.
Labada Madaxweyne...
Wafdi ka socda Baarlamanka federaalka Soomaaliya oo shir uga qayb galaya dalka Angola
Luanda: Xoghayaha guud ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka JFS mudane Cabdinasir Ibraahim Guuleed oo uu wehliyo xoghaye ku xigeenka golaha shacabka mudane Maxaamed...
Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan dowladda Malaysiya
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan Malaysiya mudane Ruzaimi Maxamad...
Aqoon is-weydaarsi ku saabsan daraasaynta xogta aasaasiga ah ee dhaqaalaha buluugga ah oo lagu...
Wasiiru dowlaha wasaaradda kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah XFS Mudane Xildhibaan Maxamed Bashiir Cali Baxnaan ayaa daahfuray aqoon isweydaarsi ku saabsan soo bandhigidda daraasadda...
Askari ka tirsanaa Ciidanka xoogga oo dil toogasho ah lagu xukumay
Maxakamadda Darajada Koowaad ee Ciidamadda qalabka sida ayaa maanta Dable Xoogga Maxamed Cabdixakiin Maxamed Saalax Ganeey ku ridday xukun dil ah sida uu warbaahinta...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Karin Johansson.
Labada mas’uul ayaa...










