SUGIDDA AMNIGA WAA FURAHA DHAQAALAHA DALKA
Ahmiyadda nabadda leedahay ma ahan mid dheel dheel ah waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay nolol, naruuro, caano iyo naxariis.
Sidaa daraadeed haddii la waayo...
XUSKA 12-KA OKTOOBAR EE MAALINTA CALANKA SOOMAALIYEED
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 69-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...
MAXAAN KA FAA’IIDI KARNAA HADDAAN KU BIIRNO SUUQA GANACSIGA EE BARIGA AFRIKA (EAC)
Suuqa ganacsiga bulshada bariga afrika oo si weyn haatan ugu tallaabsanayo iskaashi dhexmara waddamada bariga afrika iyo sidii ay u yeelanlahaayeen wax isdhaafsi dhanka...
HA FUDUDEYSAN DIGNIINAHA KU AADAN EL-NINO (WARBIXIN)
Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna, si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Webiyada,...
ISLAAMKA IYO BARBAARINTA UBADKA (QEYBTA 1-AAD)
Islaamku wuxuu bilaabay barbaarinta ubadku, kolka la xulanayo hooyadiis ama aabbihiis. Rasuulku (SCW) waxa uu Xadiis ku yiri: (U doorta xawadiinna cirqigu waa uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogaan oo kulan gaar ah ku yeeshay magaalad Istanbuul...
Madax ka socotay golayaasha dowladda oo ka qeybgalay xuska 25-aad ee aasaaskii dugsiga Axmed...
Wasiirka Waxbarashada iyo Hiddaha iyo Tacliinta sare Faarax Sheekh C/qaadir iyo Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee baarlamaanka ayaa ka qaybgalay munaasab loogu dabaal-dagayay...
Duqeymo weli ka socda Gaza iyo Xamaas oo shuruud xabbad-joojin ah ku xirtay maxaabiista...
Iyadoo ay sii socdaan duqeymaha Israa’iil ay ku hayso bartilmaameedyada Qasa,ayaa mas’uul u hadlay Xamaas waxa uu sheegay in aan la sii deyn doonin...
Ergayga Madaxweynaha ee Arrimaha Somaliland oo sheegay in xoogga la saarayo waxbarashada amniga iyo...
Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland Cabdikariim Xussen Guleed ayaa sheegay in dowladda ay ka go’an tahay raadinta midnimada dalka iyo qancinta cid kasta...
Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay...










