Maxay ka dhigan tahay Wasiirada oo bishan mushaarkooda ku biiriyay dagaal Khawaarijta? (WARBIXIN)
Kooxda Khawaarijta ah ee Shabaabku sida aad la socotiin waxay Shacabka Soomaaliyeed dhibaatada ay ku haysay dadkeenna iyo dalkeenna 15 sano, kala kulmayeen Gummaadka,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose Xamar
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay xarunta howlgalka degdega ee Caafimaadka Dadweynaha ahna xarunta...
Guddoomiye Abshirow oo kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Barlamaanka dalka Angola
Angola:-Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa maanta magaalada Luanda kula kulmay Guddoomiye ku-xigeenka Barlamaanka dalka Angola Mudane Raul...
WAA MAXAAY NOLOSHA DHABTA AH (QEYBTA 2-AAD)?
Maxay i bartay nolosha dhabta ah?
Nolosha dhabta ah waxay i bartay in jaamacad iyo iskuul aan wax ka barto ka dibna aan imtixaan galo,...
SUUL COWRO (FAADUMO FARA-LACAG) QEYBTA 1AAD WAA SHEEKO CARUUREEDKA TODDOBAADKA
Waa hore waxaa jiray laba gabdhood oo walaalo ah. kalana bah ahaa. Labada gabdhood midi nacas ayey ahayd. waxaana la odhan jiray Dhoongo. ta...
BADBAADINTA KHEYRAADKA DABIICIGA AH EE DALKA SOOMAALIYA
Soomaaliya wax soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda ay aheyd Dadka Soomaaliyeed ay isku duubnaayeen, waxey soo saari jireen waxyaabo badan oo...
SUGIDDA AMNIGA WAA FURAHA DHAQAALAHA DALKA
Ahmiyadda nabadda leedahay ma ahan mid dheel dheel ah waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay nolol, naruuro, caano iyo naxariis.
Sidaa daraadeed haddii la waayo...
XUSKA 12-KA OKTOOBAR EE MAALINTA CALANKA SOOMAALIYEED
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 69-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...
MAXAAN KA FAA’IIDI KARNAA HADDAAN KU BIIRNO SUUQA GANACSIGA EE BARIGA AFRIKA (EAC)
Suuqa ganacsiga bulshada bariga afrika oo si weyn haatan ugu tallaabsanayo iskaashi dhexmara waddamada bariga afrika iyo sidii ay u yeelanlahaayeen wax isdhaafsi dhanka...
HA FUDUDEYSAN DIGNIINAHA KU AADAN EL-NINO (WARBIXIN)
Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna, si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Webiyada,...










