Madaxweyne Xasan oo Cali Jeyte Cismaan u magacaabey u Qeybsanaha xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka...
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo sheegay inay diyaar u yihiin gurmad gaarsiinta Gaza
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ayaa sheegay...
Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo ka qeybgalay Dibadbax lagu xusayo qaraxii 29-October ka dhigay Soobe
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay dibad-baxa ballaaran oo lagu xusayo Qaraxii bahalnimada ahaa ee 29-October 2022-khawaarijta ay ka geysatay isgoyska Zoobe.
Banaanbaxa waxaa ka...
XIKMAD LA’AANTA KA JIRTA BARAHA BULSHADA QAARKEED.
Waxaa soo badanaya oo kordhay waayadaan dambe Akhlaaq xumada iyo fisqiga, damqasha la'aanta, naxariis darada, jaahilnimada, xasadnimada, dadnima la'aanta iyo dulinimada.
waxey sabab u noqotay...
WAXTARKA IYO VITAMIINNADA KU JIRA KHUDAARTA CAGAARAN OO LA OGAADAY.
Maqaalkaan waxaan uga hadli doonaa oo ku faahfaahin doonaa faaiidooyinka iyo waxtarka ay inoo leedahay qudrada qaar ka mid ah waxaana ka mid ah.
1)...
FATAHAADDA WEBIYADA WAA QATAR U BAAHAN IN LAGA HORTAGO HADDA
Sanad kasta marka aya da’aan roobab mahiigaan ah aadna u buux dhaafaan labada webi ee mara Soomaaliya waxaa lagala kulmaa dhibaatooyin isugu jira mid...
Ciidanka xoogga oo gacanta ku dhigay Xubin katirsan khawaarijta oo falal Amin dari ka...
Ciidanka kumaandooska Danab ee ku sugan Magaalada kismaayo ayaa gacanta ku dhigay Abshir Mowliid Axmed oo katirsan khawaarijta.
Abashir Mowliid ayaa ahaa bamba tuure katirsan...
Madaxweyne Lafta-gareen oo odayaasha Dhaqanka Diinsoor kala hadlay dardargalinta wajiga 2-aad ee dagaalka khawaarijta
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala hadlay Odeyaasha Dhaqanka iyo Dhalinyarada Degmada Diinsoor Qorshaha Qaran ee Dabar goyta...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAFY (QEYBTII 59-AAD)
“Haah hooyo.” “Axme ma joogo.” “Jaa waa baxay miyaa?” “Shalaydii horuuba baxayoo, waxaan u malaynayaa, Gobollada iyo meelahaas in uu aaday baan u malaynayaa.”
“Gobollada...
Madaxweyne lafta-gareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Diinsoor
Diinsoor:-Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca Dalka, Wasiirka Qorshaynta iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaaray Degmada...










