Maamulka Isbitaalka XDS oo dhar u qeybiyay hooyooyin iyo carruur ku jira isbitaalka.
Maamulka isbitaalka, oo wakiil uga ahaa Taliska Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa qeybinta ciidsiinta ku farxiyay qoysaskan, kuwaas oo u badan dad danyar ah, si...
Warsaxaafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday deegaannada Dowlad-Goboleedka Koonfur-Galbeed.
Wasaaraddu waxay...
Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo xiray iyo Degmada Hodan oo ku guuleysatay
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobalka Benaadir Mudane...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo Deeq Lacageed oo Ciid-siin ah u...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maanta Deeq Lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyay...
Kulan loogu duceeyay Shuhadadii naftooda u huray Qaranka Soomaaliyedd ee CXD Soomaaliyeed oo lagu...
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta Sare, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Maxamed Cabdullaahi Faarax (Nuux),...
Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka
Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee Tartan Cilmiyeedka Ramadaan,kadib markii 16 dhibcood ay kaga badisay Degmada Buulo-burde oo iyaduna heshay 10...
Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka oo UK lagu soo dhaweeyey
London: Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United Kingdom, ayaa si...
Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay Codsi ka yimid Gabar da’yar oo...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka howlgala Caasimadda Dalka, ayaa ka jawaabay Codsi ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Ciid-Siin iyo Taakuleyn Gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha ee Degmada Kaaraan
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Ciid-Siin iyo Taakuleyn gaarsiiyay Dugsiga Agoonta Wiilasha ee...
Xildhibaannada Soomaaliya ku matalaya EAC oo Maanta la dhaarinayo
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Xildhibaanada Soomaaliya ee ku matalaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika ayaa la filayaa in goordhow lagu dhaariyo Magaalada Arusha ee Dalka...










