Wararka Gudaha

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka sare ayaa kulan la yeeshay wasiirka Qorsheynta

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) oo uu wehliyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali iyo Agaasimaha Guud...

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay safiirka dowladda Itoobiya ee Soomaaliya

0
Dhuusamarreeb- Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada Galmudug safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Muktaar Mohamed Waare...

Guddoomiyaha Hey’adda SoDMA oo kulan la qaatay safiirka dowladda Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xaruunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Safiirka Dowladda Iskutagga Imaaraatka Carabta danjire Axmed...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo shaaca ka qaadday dilka 130 xubin oo ka tirsan Khawaarijta

0
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS ayaa sheegtay in howgalladii ugu dambeeyay Khawaarijta looga dilay 130 khawaarij ah, waxaana lagu furtay hub, iyadoo laga burburiyay qalab iyo...

Ciidamada Xoogga Dalka oo weerar culus ku qaaday goobo ay ku sugnaayeen Khawaarijta

0
Dagaal Culus ayaa ka socda degaanka Jeex-Jeex oo hoos-taga Magaalada Caad ee Konfurta gobolka Mudug halkaas oo Ciidamada Qaranka iyo xoogagga deegaanku ay cadowga...

Soomaaliya oo ku guulaysattay Billadda Dhaqanka, Suugaanta iyo Farshaxanka dalalka Geeska Afrika

0
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa billadda ODA AWARD guddoonsiiyay ku xigeenka maareeyaha Wakaaladda Murtida iyo Madadaalada Qaranka Abwaan Maki Xaaji...

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada Shabeelaha Hoose

0
Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa galinkii dambe ee shalay ilaa xalay hawlgallo culus oo ka dhan ah...

Ciidanka Boliiska oo gacanta ku soo dhigay nin lagu eedeeyay dil ka dhacay Nairobi

0
Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gudanaya waajibka ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xiray eedeysane lagu magacaabo Axmed Cabdiraxmaan Cabdullahi kuna eedeysan in...

WARBIXINTA TODDOBAADLAHA AH EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

0
Muqdisho (SONNA):  1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada, loogana...

ISLAAMKA IYO SIDUU U ARKO MASAALIIXDA UMMADDA

0
Masaaliixda marka la eego sharci ahaanteeda Culimadu waxay u qeybiyaan ilaa saddex qeybood oo kala ah: - Mid uu sharciga si gooni ah uga hadlay...