Wararka Gudaha

DIINTEENU WAA NUUR IYO NADAAFAD

0
Diinta Islaamka waa diin la timid nadaafad, nuur iyo akhlaaq iswada huwan waana dhaqan dhameystiran, Carabta inta uusan islaamka u imaanin waxay ahaayeen kuwo...

ARAGTIDA ISLAAMKA EE DHAQAALAHA DUNIDA (QEYBTA 1-AAD)

0
Islaamku wuxuu aragti iyo fikradba ku lahaa walina ku leeyahay  maareynta iyo xillinta su'aalaha ku saabsan dhaqaalaha guud ahaan dunidan aan qeybta ka nahay,...

SOOMAALI WAA KUMA?

0
Dalka soomaaliya waxaa gumeysan jiray reer yurub oo ay ka mid yihiin dowladaha ingiriiska iyo talyaanniga oo muddo aad u dheer gumeysanayay waxayna u...

QARANIMO AYAA NA DEEQDA

0
Soomaalida waxaa lagu tilmaamaa dad ku dheggan dhaqanka hadalka (oral tradition) taas oo keentay in loo arko dad aan inta badan jecleyn wax akhriska...

MUQDISHO IYO ROOBABKA DA’AYA

0
Roobab xooggan oo fatahaado dhaliyey ayaa ka da’ay meelo kala duwan oo dalka ah haba ugu badnaadeene magaalada Baydhabo oo ilaa 26 qof agu...

Maamulka gobolka Banaadir oo ka shiray Qorshayaasha hortabinta u leh Maamulka sanadka 2024

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay Shirka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir, kaasi oo loogu hadlay...

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka wada Shabeelaha Hoose

0
- Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa galinkii dambe ee shalay ilaa xalay hawlgallo culus oo ka dhan...

WAA MAXAY MACAANKA AMA SOKORTA?

0
Macaanku waa cudur waqti dheer kula soconaya taas oo ka dhalatay sare u kac kuyimid sonkorta ku jirta dhiiga (Hyperglycaemia). GOORMAY SOKOR KUGU DHACAYSAA ? ■...

TAAKULEYNTA DADKA LIXAADKOODU DHIMAN YAHAY WAA ARRIN MUHIIM AH

0
Waxaa jira dad lixaadkoodu dhiman yahay oo inala nool una baahan in la taakuleeyo oo taageero loo fidiyo hase yeeshee dadka badankiisa waxaad moodaa...

’CAYAYAANKA LOO YAQAAN KUTAANKA AMA DHILQAHA OO DUNIDA LAGA AQOONSADAY

0
Kutaantu waxa ay kamid tahay boqortooyada xayawaanka (Animalia). Bahda bilaa lafadhabarleyda ah (Arthropoda), gaar ahaan bahweynta cayayaanka (Insect). Sidoo kale waxay ku jirtaa bahda dullinka...