Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo saxiixayay Miisaaniyadda sanadka 2024
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kaqeybgalay munaasabad uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Hodan Xasan oo ka tirsan...
Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Hodan Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Aqalka Congress-ka gobalka Meninsota ee dalka...
EREY BIXINTA AFKA SOOMAALIGA EE URUR GOBOLEEDKA EAC
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay dhammaan hay’adaha dowladda iyo warbaahinta la wadaageysa erey bixinta Af Soomaaliga ee saxda ah ee loo adeegsanayo Ururka...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo xarigga ka jaray Saalada qaliinka ee Isbitaalka Martiini
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Ali Haji Adam ayaa xarigga ka jaray Saalada qaliinka guud ee Isbitaalka Demartiino kadib...
Dardar galka howlgalladda ka dhanka ah Al-shabaab (WARBIXIN)
Ciidanka Xoogga Daka Soomaaiiyeed waxa uu beryahaan wadaa howlgallo ku socda xowle, kaasi oo lagu xoreynayao deegaannada ay weli ku harsan yihiin kooxda Khawaarijta...
SoDMA oo maamulka G/Banaadir ku wareejisay shixnad gargaar ah
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay shixnad gargaar ah oo dhan 3,800 oo Tan oo u dhiganta 150 kun...
Taliyaha Ciidanka Dhulka: Dagaalkii shalay Khawaarijta waxaa lagu gaarsiiyay jab xooggan
Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Caad lagu khaarajiyay maleeshiyaad badan,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka: Dagaalkii shalay Khawaarijta waxaa lagu gaarsiiyay jab xooggan
Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen. Dayax Cabdi Cabdulle, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Caad lagu khaarajiyay maleeshiyaad badan,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa xafiiska Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta kulan kula qaatay xubnaha...
Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Wakaaladda Madbacadda Qaranka
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweis Jaamac ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatey Maareeye Ku-Xigeennada Wakaaladda Madbacadda Qaranka.
Wasiirka ayaa...










