GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAR-MURTIYEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) ku yeesheen Muqdishu Janaayo...
Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Masar oo kawada hadlay xaaladda gobolka
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada...
Baarlamanka JFS oo xeer ka soo saaray is afradkii Somaliland iyo Ethiopia
Kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa isugu yeeray Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Madaxweynaha JFS oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa...
Qaraarka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aadan xadgudubka dowladda Itoobiya ee gobonimada Soomaaliya
Golaha Wasiirrada Xukuummadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya shirkiisa aan caadiga ahayn ee lambar: SHGW058.01.2024 ee qabsoomay 02 Janaayo 2024, uuna shir guddominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda...
Madaxweynaha JFS oo ugu baaqay Shacabka inay u midowbaan difaaca Midnimada Qaranka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad ka hor jeediyey Baarlamaanka, waxaanu si adag uga hadlay faragelinta gurracan ee ay Itoobiya ku...
Danjiraha Itoobiya ee Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga ambabixi doona Addis Ababa
Addis Ababa– Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa maanta si rasmi ah uga amba bixi doona Addis Ababa...
Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirka JFS u fadhiya dalka Itoobiya
Golaha Wasiirada ayaa maanta war-murtiyeed ka soo saaray heshiiskii ay Somaliland la gashay Itoobiya, waxayna ku tilmaameen mid “faragelin ku ah” arrimaha gudaha ee...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay Shabeellada hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 175-aad, guutada 17-aad ee Kumaandooska Gorgor ayaa saqdii dhexe ee Xalay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah...
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo cimri daa’in ku xukuntay xubin ka tirsanaa khawaarijta
-Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay Ibraahim Cusmaan Macallin Abiikar oo ka tirsanaa kooxda khawaarijta ah.
Ciidanka Ha’adda Nabad sugidda iyo...










