Wararka Gudaha

Soomaaliya oo ka hortimid qoraalka soobaxay xafiiska xoghayaha guud ee urur gobaleedka IGAD

0
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeesatay hadalkii maanta kasoo yeeray Xoghayaha fulinta Urur goboleedka IGAD, iyadoo u aragta mid...

Soomaaliya oo safiirada caalamka ee Muqsisho jooga gaarsiisay go’aankeeda ku aaddan gardarrada Ethiopia

0
Wasaaradda arrimaha dibedda dowladda FS oo maanta shir isagu yeertay danjirayaasha Beesha Caalamka ayaa warbixin ka siisay Xaaladda Go’aanka Soomaaliya ee ku wajahan Xadgudubka...

GAD oo warmurtiyeed ka soo saartay Xiriirka DF Soomaaliya iyo Itoobiya

0
Xoghayaha fulinta ee urur goboleedka IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu ayaa walaac xooggan ka muujiyay is-bedellada u dambeeyay ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee...

Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Ciraaq oo guddoon doortay

0
Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ee Dalka Ciraaq , ayaa maanta iska dhex doortay guddoonka guddigaas ee dhinaca Somaliya. Doorashada...

RW ku xigeenka dalka : Waxa maanta ii muuqatay cududda, caqliga, kartida iyo awoodda...

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in filicka dowladda Itoobiya ee ku aaddan qaadashada badda Soomaaliya ay in ay dhalisay...

Qaar ka mid ah xildhibaannada kasoo jeeda Waqooyiga Soomaaliya oo cambaareeyay damaca Itoobiya

0
Guddoomiyaha Aqalka sare e BFS, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay weligeed ku taameysay in ay hesho dhul kale oo ay...

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka JFS oo dhaleeceeyay damaca Itoobiya

0
Guddoomiyihii hore ee Gollaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland. Is-afgaradka Abiy iyo Muuse, (MoU)...

Midowga Yurub oo taageeray go’aanka ka soo baxay Dowladda Soomaaliya

0
Ururka Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa  garab istaag u muujiyay Dowladda Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay  Midowga Yurub...

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka Qatar, Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Duqa Muqdisho oo iclaamiyay bannaanbax ka dhan ah damaca Itoobiya

0
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa Dadweynaha Gobalka Banaadir ugu baaqay in ay isugu soo baxaan maanta Banaanbax...