Wararka Gudaha

Madaxweynaha dalka oo Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal oo Shir deg-deg ah la...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane, Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal, kuwaas oo Shir deg-deg...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kormeeray Ciidamada furimaha ku jira

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S/gaas Ibraahim Sheekh Muxuddiin Caddoow , ayaa kormeer dhiirri-gelin ah ugu tagay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa difaaca deegaanka...

Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah la’isugu yeeray maalinta berri ah

0
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay inuu maanta ku...

Gobolka Banaadir oo guul ka gaaray dhiggiisa Koonfur Galbeed

0
Xulka gobolka Banaadir ayaa guul ka gaaray dhiggiisa xulka kubadda cagta ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ciyaar ka tirsan tartanka dowlad gobaleedyada dalka iyo...

Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xoogga...

0
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta  iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xooga Dalka...

Ciidanka xoogga oo gacanta kusoo dhigay xubno katirsan khawaarijta

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-xubnood oo ka tirsan khawaarijta. Howgalka lagu soo qabtay labadaan nin ee...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigaya wax-qabadka Gobolka Banaadir

0
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigayay wax-Qabadka maamulka gobolka Banaadir oo lagu qabtay xarunta...

2023 ‘Sanadkii Guulaha Soomaaliya’ (WARBIXIN)

0
Sanadkii tegay ee 2023-kii ayaa waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa sanad Soomaaliya ay ku tilaabsatay guulo fara badan, waxaana ka mid ahaa inuu ahaa:- 1.Wuxuu...

Ciidanka xoogga oo gacanta kusoo dhigay xubno katirsan khawaarijta

0
-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-Horjooge oo ka tirsan khawaarijta. Howgalka lagu soo qabtay labadaan Horjooge ayaa...