Wararka Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage

0
Jabuuti: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Jabuuti ku daah-furay shirka sanadlaha ah ee Machadka Heritage. Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo shaaca ka qaaday xilliga ay ATMIS ka baxayso Gegada Diyaaradaha...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa si faahfaahsan uga hadlay qorshaha ciidamada Qaranka ay kula wareegayaan mas’uuliyadda amniga iyo bixitaanka...

Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaano hor leh oo ka tirsan gobolka Mudug

0
Xarardheere: Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay Deegaano dhaca Koonfurta gobolka Mudug kadib markii ay isaga carareen Khawaarijta. Sida warbaahinta...

Wasiirka horumarinta Ingiriiska oo taageero u ballan qaaday dowladda Soomaaliya

0
London: Wasiirka Horumarinta iyo Arrimaha Afrika ee dowladda Ingiriiska, Mudane Andrew Mitchell, ayaa ka hadlay xiriirka dhow ee ka dhaxeeya dowladda Ingiriiska iyo Soomaaliya,...

Shirweynaha Qurbajoogta Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magaalada London ee dalka Ingiriiska

0
London: Shirweynihii 9-aad ee golaha qurba-joogta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka kala socotay...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare Xamse oo gaaray dalka Jabuuti

0
Djibouti: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti, oo uu kaga qayb galayo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho tacsi ah ku tagay dalka Kuwait

0
Kuwait City: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa booqasho-tacsiyeed ku tagay dalka Kuweyt ayaa la wadaagay amiirka dalkaas mudane Sheekh...

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka oo gaaray Baydhabo

0
Baydhabo : Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaar dhow soo gaaray...

Ciidanka xoogga dalka oo bulshada Shabeelaha dhexe ka wacyi gelinaya fikirka Khawaarijta

0
Marka: Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo Saraakiisha ururka 143-aad guutada 14 October ee xoogga dalka ayaa deegaanka Sabiid, Canoole iyo tuulooyinka hoostaga ka sameeyey...

Gabar Muqaalo anshax xumo ah ku baahineysay baraha Bulshada oo la soo xiray

0
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gudanaya waajibkiisa ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xeray Bishaaro Idiris Maxamed oo maalmahii lasoo dhaafay...