Wararka Gudaha

Taliye Sulub oo u hambalyeeyay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Gen Sulub Axmad Firin, ayaa Ummadda Soomaaliyeed la Wadaagay Hambalyada 80 sano guuradii kaSoo Wareegtay Aas aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Sareeyeyaasha,...

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti

0
Jabuuti: Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas...

Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey

0
Ruunnirgood: Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 24-aad ee Khaalid binu walid ayaa hawlgal lagu bur buriyey fariisimo ay Khawaarijtu lahaayeen ka sameeyey deegaano...

Wafdi ka socda Boliiska Ethiopia oo Muqdisho soo gaaray

0
Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sarreeye Guuto Cusman Cabdulahi Maxamed (Kaniif) ayaa garoonka diyaaradaha caalamiga ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyey taliye xigeenka...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Hawlaha Guud oo gaaray dalka Libya

0
Tripoli: Wafdi uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta dowladda FS mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh Bashiir ayaa gaaray caasimadda dalka...

Hay’adda SoDMA oo deeq lacageed kala wareegtay dowladda Shiinaha

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta kala wareegay dowladda Shiinaha lacag dhan 1,000,000 oo Dollar, taas...

Wafdi sare oo ka socda Bangiga adduunka oo soo gaaray Muqdisho

0
Wafdigan ka socda Bangiga Adduunka oo uu hoggaaminayay Dr. Floribert Nagaruko oo ah agaasimaha Fulinta Xafiiska loo yaqaano (Africa Group 1) oo ay ku...

Shirwaynaha sanadlaha ah ee machadka Heritage oo Djibouti ka furmay

0
Jabuuti: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dalka Jabuuti ka furay shirwaynaha sanadlaha ah ee machadka Heritage,...

Madaxweyne Laftagareen oo daahfurey Qorsha Howleedka Deegaanka ee Haweenka Nabadda iyo Amniga Koonfur Galbeed

0
Baydhabo: Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa daahfurey Qorsha Howleedka Deegaanka ee Haweenka Nabadda iyo Amniga Koonfur Galbeed. Munaasabada daahfurka...

Taliyaha Ciidanka Booliska Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho

0
Jabuuti: Wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Booliska dalka Jabuuti G/lle sare Cabdiraxmaan Cali Kaahin ayaa goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana...