Wararka Gudaha

Wasaaradda Qorshaynta XFS oo soo bandhigtay Nidaamka Isku-dhafan ee Kormeerka iyo Qiimaynta Qaranka

0
Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir lagu soo bandhigayay Nidaamka Isku-dhafan ee...

10 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Jubbooyinka

0
Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa lagu dilay 10 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta Al Shabab. Hawlgalka ayaa...

Taariikh nololeedkii AUN Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye

0
Jabuuti:- Waxaa magaalada Jabuuti maanta ku geeriyooday AUN Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, ka dib xanuun asiibay iyada oo...

Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha oo Djibouti ku geeriyootay

0
Allaha u naxariistee Waxaa goor-dhow magaalada Djibouti ku geeriyootay Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye. Alle ha u naxariistee Wasiirada oo qeyb...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uga hambaliyeeyay Ciidanka Booliska sanad-guuradii 80-aad

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay munaasabad loogu dabaaldagayay sanad-guuradii 80-aad ee ka soo wareegatay aasaaska Ciidanka...

Ciidanka Xoogga Dalka oo si buuxda ula wareegay magaalada Masagawaa

0
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta si buuxda ula wareegay magaalada Masagawaa ee Gobolka Galgaduud, ka dib markii ay isaga carareen Khawaarijta. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta...

Dowladda Soomaaliya oo ku Biirtay Iskaashiga (OACPS-EU)

0
Dowlada Faderaal Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ugu biirtay wadamada qeyb uga noqday Heshiis Iskaashi Wadaag oo dhexmara xubnaha Ururka Africa, Aribbean iyo Wadamada...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo weerar ku qaaday Khawaarijta ku sugan Koonfurta...

0
Dagaal u dhexeeya Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo is garabsanaya iyo Khawaarijta ayaa ka socda Deeganka Jeex-Jeex iyo Buurta Yacgoos oo u...

Safiirka Shiinaha oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Wakaaladda SONNA

0
Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Fei Shengchao ayaa wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, isaga oo ka hadlay xiriirka taariikhiga...

IMF oo dowladda Soomaaliya u ansixisay $100 milyan oo dollar

0
Washington(Wargeyska Dalka): Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixisay hannaan cusub oo 3 sano ah oo taageero maaliyadeed oo dhan 100 milyan oo Dollar lagu...