War-Saxaafadeed: DFS waxay aad uga xun tahay tallaabooyinka maamulka Somaliland ee dhanka ah Warbaahinta...
Muqdisho, 08, Janaayo, 2024: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland isugu dayayo in uu ku af...
Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Ethiopia ee xeebaha Soomaaliya
Jabuuti: Dowladda Jabuuti qoraal ka soo baxay ayaa lagu yiri ” Dowladda Jabuuti oo ah guddoonka wareegga ee IGAD waxa ay xaqijinaysaa sida ay...
Madaxweynaha JFS oo ku Bogaadiyey Shacabka Difaacida dhulkooda
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku Bogaadiyey Shacabka Soomaaliyeed sida dowladooda ay ugu garab istaageen Difaacida Dhulka Jamhuuriyada Soomaaliya.
Mudane Xasan Sheekh...
Madaxweynaha JFS oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Eriteriya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya. Halkaas oo uu kula kulmi...
‘Dhul Dadkiisu sidaasi u soo jeedaan lama boobi karo’ (WARBIXIN)
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiligaan ku jirta Dagaal-Diblomaasiyadeed ugu adkaa intii ay xornimada Dalku heysatay, waxeyna wahajeysaa Ethiopia oo ay ka dhaxeyso Taariikh Dhul/dagaal...
Tirada Saxafiyiinta ku dhintay duqeymaha Isra’iil ay ka waddo Qaza oo sii kordhay
Xafiiska midowga warbaahinta marinka Qaza ayaa goordhaw ku dhawaaqay geerida labo Wariye oo uu ka mid yahay wiil uu dhalay Madaxa Xafiiska Al Jazira...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Wixii ka dhacay 1-dii bishaan Addis Ababa waxa uu ahaa duulaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay la kulmay xildhibaannada laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliyaa ayaa markale ka hadlya doolaanka qaawan...
Doorashada madaxtinimmo ee Puntland oo goordhow Garoowe ka bilaabatay
Garoowe:-Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa maanta oo Isniin ah ka ka bilaabatay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada dowlad goboleedka...
Madaxweynaha JFS oo Xildhibaannada labada gole ku bogaadiyey ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka dalka ayaa ku bogaadiyay doorkooda taariikhiga...
Wasiir ka tirsan maamulka Muuse Biixi oo iscasilay
Wasiirkii maamulka Muuse Biixi ugu magacawnaa Gaashaandhigga Cabdiqani Caateeye ayaa caawa iska casilay xilkiisa,sida uu goordhaw baahiyey Talefeshinka Horyaal ee fadhigiisu yahay magaaladda Hargeysa...










