Hay’adda maaraynta musiibooyinka iyo hay’adda NIS foundation oo heshiis cusub kala saxiixday
Hay’adda maareynta musiibooyinka iyo hay’adda NIS Foundation ayaa maanta heshiis is afgarad ah wada saxiixay, kaas oo ka dhacay xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA.
Heshiiskan...
Baarlamanka dalka oo ka dooday xisaab-xirka dowladda ee sanadkii 2022
Kulan wadajir ah oo ay maanta xarunta Villa Hargeysa ku yeesheen labada aqal ee Baarlamanka JFS ayey uga doodeen xisaab-xirka miisaaniyadda dowladda ee sanadkii...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay danjiraha Qatar ee Soomaaliya
Madaxweynaha JFS mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay danjiraha dowladda Qatar, waxaana ay ka wada hadleen calaaqaadka labada wadan ee walaalaha ah iyo...
Wasiirka qorsheynta oo Muqdisho ku qaabilay siihayaha safiirka Norway
Wasiirka wasaaraddan qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo uu wehliyo agaasimaha waaxda isku-duwidda deeqaha mudane...
Soomaaliya oo Yugaandha kaga qayb galaysa shir looga hadlayo damaca gurracan ee Itoobiya
Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ahna wasiiru dowlaha wasaaradda Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa maanta gaaray magaalada...
Hay’adda Duulista Soomaaliya oo celisay diyaarad siday wafdi Itoobiyaan ah
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa siisay “reject”codsi ay wadatay diyaar laga leeyahay dalka Itoobiya taas oo sidday wafdi Itoobiyaan ah oo doonayay in ay...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka hadlay Shirka Warbaahinta Carabta ee ka...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS Cabdulaahi Xayir Ducaale ayaa ka war bixiyay kulamo uu la qaatay madaxda ka qayb galaysa Shirka Warbaahinta Carabta...
Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay waddada isku xirta Wasaaradda arrimaha dibadda iyo Masjidka Minaaradaha
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddada isku xirta Wasaarada Arrimaha Dibada iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qudbad ka jeedin doona shirka aan caadiga ahayn ee Ururka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeedin doona shir deg deg ah oo ay...
Hay’adda Duulista Soomaaliya oo celisay diyaarad sidday wafdi Itoobiyaan ah oo usocotay Hargeysa
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, ayaa siisay “reject”codsi ay wadatay diyaarad laga leeyahay dalka Itoobiya oo siday wafdi sare oo Itoobiyaan ah, kuwaasoo doonayey in...










