Saraakiisha hay’adaha ammaanka oo kulan wada hadal ah la qaatay madaxda Hormuud
Mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha ammaanka iyo shirkadda Hormuud, ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta danta guud si waafaqsan...
Maraykanka oo damaca Itoobiya ku tilmaamay mid fursad siinaya khawaarijta
Dawladda Maraykanka ayaa mar kale si aad u culus uga hor timid xad gudubka Ethiopia ee ka dhanka ah dalkeenna, wuxuuna ku tilmaamay ficilka...
Hay’adda SoDMA oo deeq daawo ah u dirtay Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa maanta degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud u dirtay shixnad Daawo ah taas oo dhan 1-Tan.
Deeqdaan ayaa loogu...
Hanti-dhowraha guud ee Qaranka oo qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway
Hantidhowraha Guud ee JFS Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta Xafiiska Hantidhowrka Guud ku qaabilay sii hayaha Saafaradda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlsen...
Wasiirka maaliyadda oo daah-furay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2024
Munaasabad si heer sare ay u soo agaasintay Waaxda Maasiyadda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Wasiirka maaliyadda Soomaaliya mudane Biixi...
200 qof oo macluul ugu dhimatay Ethiopia
Addis Ababa-(SONNA)-Ilaa 225 qof – oo ay ku jiraan carruur – ayaa macaluul ugu dhintay gobolka Tigray ee ay abaaraha iyo colaadaha saameeyeen lixdii...
Wiil dhalinyaro ah oo Muqdisho ka hirgeliyay warshad sameysa Burjikooyinka cuntada lagu karsado
Wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Eng: Maxamed Axmed Cusmaan ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyay warshad si maalinle ah u sameysa Burjikooyinka dad cuntada...
Garsoore Soomaaliyeed oo caawa dhex-dhexaadin doona Koobka Qaramada Qaaradda Afrika
Abidjan- Garsoore Soomaaliyeed ayaa caawa markii ugu horraysay dhex-dhexaadin doona ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2024-ka.
Garsoore Cumar C/qaadir Cartan ayaa caawa dhex-dhexaadin...
Odayaasha dhaqanka gobollada Waqooyi oo ka digay damaca guracan ee Itoobiya
Hargeysa- Qaar kamida Odayaasha deegaanka Sheekh Aware ee gobollada Waqooyi ayaa si adag uga soo horjeestay damaca Ethiopia ee Badda Soomaaliya.
Odayaashan oo qayb ka...
Qaramada M oo sheegtay in Israa’iil ay hor istaagtay badbaadinta dadka ee Woqooyiga Gaza
Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini’aadanimada ayaa sheegay in Israa’iil ay diidan yihiin gargaarka bini’aadanimo ee ku socda Woqooyiga Gaza ee lagu...









