Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay dhiggiisa Eriteriya
Asmara:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay fiidkii Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki.
Mudane Xasan...
Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya shirka Isbaheysiga Ciidanka Dalalka Islaamka
Wafdi ka socda dowlada Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Sareeye Guud Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa gaaray magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga si ay uga qeyb...
Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlayey amniga dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey amniga guud ee dalka, ciribtirka Khawaarijta iyo sidii loo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray dalka Ereteriya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw safar shaqo ugu ku gaaray dalka Ereteriya oo ay tababar ku qaadanayaan qaar ka...
Madaxweynaha JFS oo Sagootiyey dhaawacyadii Hotel SYL oo loo qaaday Dalka Turkiye
Madaxweynaha JFS Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ka sagootiiyay 19 ka mid ah...
Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir oo la hor keenay Saraakiil loo haysto musuq maasuq
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay Dacwad loo haysto saraakiil loo haysto Eedaymo Musuq maasuq, Saraakiishan ayaa hore Maxkamadda Gobolka Banaadir uga...
Bardaale oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka Warbaahinta Qaranka
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 14- dhibcood oo ay guushii ku raacday Degmada Bardaale,halka kooxdii ku tartameysay...
Guddoomiyaha maxkamadda sare oo tababar u soo xiray garsooreyaal iyo xeer illaaliyaal cusub
Guddoomiye Maxkamadda Sare ee JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta tobabar socday muddo saddex toddobaad ah u soo xiray 50 garsooreyaal iyo xeer...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo kormeer ku tegay Talisyada Ciidamada NISA iyo Booliiska
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo...
Dowladda Soomaaliya oo ka Qayb Gashay Kulan Looga Hadlay Doorashada Midowga Africa ee 2025
Addis ababa:-Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa kaga qayb galay kulankii 22-aad...










