Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka dalka Qatar oo tababbar u soo xiray Saraakiil ka...
Dooxa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Amiirka Dalka Qatar ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalan jabinayeen saraakiil ka tirsan ciidamada cirka ee dalalka...
” Bayaankii ugu adkaa” (WARBIXIN)
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa taageerada dalalka caalamka ay ku taageereen qadiyadda Soomaaliya ee dhowrista madaxbanaanideeda, qaranimada iyo midnimada dhuleed, waxayna si gar...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Kuma talo jirno inaan la dagaallanno Itoobiya haddaan nalagu qasbin
Qaahira- Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaqiijiyay in Soomaaliya aysan ku talo jirin inay la dagaallanto Itoobiya, balse haddii ay wax iska beddelaan uu...
Xeer Ilaaliye Ku Xigeenka Ciidanka XDS oo digniin u jeediyay Ciidanka ku sugan furimaha...
eer Ilaaliye Ku Xigeenka Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida dhamme Maxamed Xuseen Cumar Saneey ayaa ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24-aad khaalid bin Waliid...
ISLAAMKA AYAA ASAL U AH CILMIGA SAYNISKA
Barashada abuurta Alle iyo dheefsigooda ayaa lagu gaaraa horumar dhanka adduunka ah, jidka lagu bartaana waa aqoonta aynu hadda ku magacawno sayniska. Abuurka Alle,...
DIINTA OO LA’DAA’IMO AYEY DANTU KU JIRTA
Diinta Islaamku waa diinta kaliya ee xaqqa ah ee ilaa maalinta Qiyaamahana baaqi ahaan doonto, ka soomaali ahaan, Islaamku wuxuu nagu leeyahay taariikh facweyn...
Dowladaha Soomaaliya & Sucuudiga oo ka wada hadlay horumarinta Garoomada iyo Jidadka
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Fardowsa Cismaan iyo wafdi ay hogaaminaysa ayaa magaalada Riyadh ee xarunta Boqortooyadda Sacuudiga kulan kula qaateen...
Qomiyadda Amxaarada oo ka hor timid damaca qalafsan ee Abiy Axmed
Shacabka Amxaarada dalka Itoobiya ayaa ka hor yimid damaca qalafsan ee Abiya Axmed ee ku wajahan dhulka Soomaaliyeed.
Qaar ka mid ah shacabka Amxaarada dalka...
Xubno ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Jubbada...
Hawlgalka qorsheysan oo ay iskakaashadeen ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya iyo saaxiibada Mareykanka oo ka dhacay gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dilay xubno ka tirsan...
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Qatar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar.
Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka...










