Wararka Gudaha

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Binu Xamad oo ay...

Wasiirka Dastuurka XFS: Waa naga go’antahay in Dastuurka wax ka beddal lagu sameeyo

0
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa sheegay in ay ka go’an tahay wax ka beddel lagu sameeyo dastuurka, wuxuuna...

Hay’adda SoDMA oo gargaar kala wareegtay dowladda Ruushka

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Dakedda Muqdisho waxa uu dowladda...

Duqa Muqdisho oo Shirka magaalooyinka ugu qeybgalaya Magaalad Bagdaad

0
Guddoomiyaha Gobolka Baanadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray Magaalada Bagdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq,...

Ciidanka Xoogga oo jab xooggan gaarsiiyey khawaarij isku dayay in ay weeraran deegaanka Caad

0
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka ayaa saaka cashar lama iloobaan ah Khawaarijta ugu dhigay magaalada Caad oo ay isku dayeen inay ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay saraakiisha ciidamada cirka ee tababarka ku qaatay Qatar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada cirka  dalka Soomaaliya ee ka qalin jabiyay Kulliyadda Al-saciim ee Ciidamada...

Taliska Booliska oo farriin u diray taageerayaasha xulalka Galmudug iyo Banaadir ee garoonka imaanaya

0
Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in intii ay socotay cayaartii Hirshabeelle iyo Jubbaland iyo ka dib sababo nabadgalyada guud la xiriirta loo qabtay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan mira dhal ah la qaatay amiirka dalka Qatar

0
Dooxa: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Amiirka dalka Qatar Amiir Tamiim Bin Xamad Al Thaanioo...

UNDP oo hay’adda maaraynta musiibooyinka kala shaqaynaysa hawlaha gurmadka

0
Maareeyaha xarunta Qaran ee hawlaha gurmadka deg-degga ah ee hay’adda maaraynta musiibooyinka mudane Xasan Cabdulqaadir Ciise ayaa maanta qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey madaxa mashaariicda...

Wasiirka cadaaladda oo guddoomiyey kulanka ansixinta qorshe-sannadeedka mashruuca cadaaladda iyo Asluubta

0
Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS ayaa shir guddoomiyay kulanka ansixinta qorshe-sannadeedka mashruuca cadaaladda iyo Asluubta, oo ay ka soo qeybgaleen wasiirrada...