Wararka Gudaha

Odayaasha Dhaqanka reer Saylac oo si cad uga hor yimid damaca itoobiya ee badda...

0
-Odayaasha Dhaqanka Gobalada Waqooyi ayaa si adag uga horyimid damaca itoobiya ee badda soomaaliya. Odayaasha Dhaqanka reer Saylac oo la hadlay warabahinta  ayaa si adag...

Madaxweynaha JFS oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan ayaa uga mahadceliyey mowqifka garab istaagga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbadii Jimcaha kaga hadlay xad-gudubka Itoobiya

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Sidoo kale Xasan...

Safiiradda Jaamacadda Carabta u fadhiya Kenya oo shir ka yeeashay damaca Itoobya ee badda...

0
Nairobi:- Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka qeyb galay shir aan caadi aheyn kaas oo ay iskugu yimideen Safiiradda Wadamada xubnaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo u hambalyeeyay shaqaalaha iyo maamulka Wakaaladda SONNA oo 60-sano jirsatay

0
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta ee XFS ayaa uga hambalyeeyay howlwadeenada shaqaalaha iyo maamulka Wakaaladda SONNA, Sanad-guuradii 60-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay 5-ta...

Madaxda Warfaafinta XFS oo u hambalyeeyay shaqaalaha Wakaaladda SONNA oo u dabbaal-degay xuska 60-aad

0
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Wakaaladda Warareka Soomaaliyeed ee SONNA oo maanta u dabbaaldegay xuska munaasabadda sanadguurada 60-aad. Wasiir ku...

Howlgal lagu laayey kooxo khawaariij ah oo ka dhacay deegaanka Samatar Madow ee Galmudug

0
Howlgal qorsheysan oo lagu laayay maleeshiyaad Khawaarij ah ayaa goor dhow ka dhacay deegaanka Samatar Madow oo u dhaxeeya magaalooyinka Caad iyo Camaara. Goor dhow...

Ingiriiska oo sheegay in ay ixtiraam u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee...

0
Dowladda Ingiriiska ayaa dib u xaqiijisay  in ay ixtiraam buuxa u hayaan madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. ,“Ingiriisku waxa uu ka...

Madaxweynaha JFS iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Midoowga Yurub oo ka wadahadlay arrimaha Soomaaliya

0
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay  khadka taleefanka kula hadlay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ahna Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga, Mudane Josep...

Dowladda FS oo dalbatay shir deg deg ah oo ay yeeshaan Wasiirada Arrimaha Dibadda...

0
Safiirka J.F.S ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay Ururka...