Wararka Gudaha

Ciidanka Xoogga oo hawlgal qorshaysan ku dilay 26 dhagar qabe

0
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa Duqeyn ku dilay 26 dhagar qabe oo Khawaarijta ka tirsan kuwaas oo uu ku jiro...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga burinta is afgaradka Itoobiya iyo maamulka Somaliland

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland, kaas oo...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed kaga tacsiyadeysay Geerida abaanduulihii guutada 18-aad ee Gorgor

0
Wasaaradda wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Shacabka Soomaaliyeed kaga tacsiyadeysay geerida abaanduulihii guutada 18-aad ee gorgor ee Ciidanka...

Guddoomiyha Golaha Shacabka oo guddoomiyay kulanka 8-aad ee Golaha Shacabka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay kalfdhiga 4-aad kulankiisa 8-aad ee Golaha Shacabka. Kulanka...

Guddiga Arrimaha Dibada ee golaha shacabka BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda Arrimaha...

0
Guddiga Arrimaha Dibadda Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan ku yeeshay wasiir Dowlaha Wasaardda Arimaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Danjiraha dowladda Sucuudiga u fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Axmed Bin...

Ra’iisul Wasaarihii hore XFS Cali Maxamed Geedi oo hambalyo u diray SONNA

0
:-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee facbook hambalyo ku aaddan...

Banaanbax looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya oo ka dhacay Burco

0
-Kumannaan shacab ah oo ka careysan damaca dowladda Ethiopia ee Badda Soomaaliya ayaa màanta isugu soo baxay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer Shacabka Burco...

Geesi Cabdiraxmaan Muxudiin Dhaloweyn ‘Geesi ku dayo mudan’ (WARBIXIN)

0
Inta aannu gudagalin xogta warbixinta aann marka hore dulmarno taariikhda iyo soogaalka Degmada Ceeldheer, Madaxdii gumaystihii Talyaaniga ayaa ku booriyay in dadkii ku noolaa...

Madaxweyne Xasan: Dhul Soomaaliyeed kama gor-gortamo xukunna kuma doorto

0
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa sheegay in marna uusan dhul Soomaaliyeed ka gor-gortameynin, isagoo...