Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xisaab xirka Sanad Maaliyadeedka 2022
Xilldhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan wada jir ah kaas oo ay shir guddoomisay guddoomiye ku xigeenka koowaad...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan xarunta ECES (European Centre...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan xarunta ECES (European Centre...
Warbaahinta Caalamka oo siyaabo kala duwan uga hadlay kulankii Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Masar, Mudane Cabdulfataax Al- Sisi, ayaa kulan ay ku...
Dowladda Soomaaliya oo beesha Caalamka uga mahadcelisay garab istaaga ay u muujiyeen
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa taageerada dalalka caalamka ay ku taageereen qadiyadda Soomaaliya ee dhowrista madaxbanaanideeda, qaranimada iyo midnimada dhuleed .
Waxay si gaar...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Mas’uuliyiin ka socotay Qaramada Midoobay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka taageerada...
Wasiir Cali Balcad oo sheegay heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya & Masar in loo...
Qaahira:- Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay booqashooyinka, kulamada iyo daddaalada diblomaasiyadeed ee...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidanka ilaalada madaxtooyada...
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta tababar usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee madaxtooyada...
Ciidanka Xoogga dalka biyo dhaamin u sameeyay qoysas khawaarijtu kasoo barakicisay degaanka Caad ee...
Ciidanka kumaandooska Danab ee xoogga dalka gaar ahaan ururka 163’-aad ee guutada 16’aad ayaa biyo dhaamin ah u sameyey dadkii ay khawaariijtu ka barakacisay...
Soomaalida Gobolka Minnesota oo ku dhawaaqay in ay qabanayaan dibadbax ballaaran oo looga soo...
Somaalida ku nool Gobolka Minnesota ee dalka Marekanka ayaa ku dhawaaqay in ay qabanayaan dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee Badda...
Boliiska Soomaaliya oo gacanta kusoo dhigay nin gowracay wiil uu adeer u yahay
Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa howlgal ay sameyeen gacanta kusoo dhigay nin ku Eedaysan in uu gowracay wiil uu adeer u yahay, dhacdadaas oo ka...










