Wararka Gudaha

Xoghaye NUSOJ oo ka hadlay Caburinta Wariyaasha ee ku aadan ka hadlida Xad-gudbkii Itoobiya

0
Xoghayaha Ururka saxaafadda Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan, ayaa sheegay in shacabka iyo saxaafadaa diiddan heshiis ku sheegga Itoobiya iyo hoggaamiyaha maamulka Somaliland...

Dowladda oo ka jawaabtay bannaan bax ay dalbadeen bulshada rayidka

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka jawaabtay baaq ay soo jeediyeen ururrada bulshada, kaas oo ay ku dalbanayeen in maalinta Khamiista magaalada Muqdisho lagu qabto...

Cumar Faaruuq: Shacabka iyo Saxaafadda diiddan heshiiskii Itoobiya xarig iyo jird il laguma joojin...

0
Xoghayaha Ururka saxaafadda Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan ayaa sheegay in shacabka iyo saxaafadaa diiddan heshiis ku sheegga Itoobiya iyo hoggaamiyaha maamulka Somaliland...

Dowladda oo ka jawaabtay bannaan bax ay dalbatay bulshada rayidka

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay baaq ay soo jeediyeen ururrada bulshada, kaas oo ay ku dalbanayeen in maalinta Khamiista magaalada Muqdisho lagu qabto...

Jabhadda Xoraynta Oromada oo ka hor timid damaca ay Itoobiya ku dooneyso badda Soomaaliya

0
Addis Ababa-(SONNA)-Jabhadda Xoraynta Oromada ee dalka Itoobiya OLF ayaa si weyn kaga hor tamid ficilka foosha xun ee Abiy Axmed Cali ku damaaciyay badda...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo la kulmay safiirka Maraykanka ee dalkaas

0
Nairobi : Safiirka dowladda FS u fadhiya dalka Kenya danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Maraykanka ee Kenya Margaret Whitman,...

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo dawo iyo qalab caafimaad gaarsiisay Isbitalka Madiina iyo deegaanka Janaale

0
Hay’adda maareynta musiibooyinka ayaa maanta shixnado daawo iyo qalab caafimaad iskugu jira waxa ay garsiisay Isbitaalka Madiina iyo deegaanka Janaale ee gobolka Shabeeladda hoose,...

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Muqdisho ku qabatay kulan looga soo horjeedo damaca liita ee...

0
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo Muqdisho ku qabatay Kulan weyne looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya. Kulankan oo lagu qabtay xarunta Tiyaatarka qaranka ayaa waxa...

Madaxweynaha JFS oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa Masar

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar mudane, Abdel Fattah el-Sisi. Marti-qaadka ayaa waxa dowladda...

Soomaaliya oo wali wadda ka hortagga damaca Itoobiya (WARBIXIN)

0
Maamulaha guud ee Xawaalada WorldRemit, Ismaaciil Axmed oo lagu eedeeyay Naceybka Soomaalinimada ayaa muddo ku howlanaa/Maalgelinaayay sidii loo kala fogeyn/qeybin lahaa Waqooyi iyo Konfurta...