Wafdi ka socda guddiga Midowga Afrika iyo ATMIS oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan...
Kulanka oo looga hadlayey amniga dalka waxaa ka qaybgalay wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka...
Guddoomiyaha SoDMA oo furay shirka ka jawaabista arrimaha bini’aaddannimada Soomaaliya ee 2024
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Md, Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta furay shir looga hadlayo qorshaha ka jawaabista baahiyaha bini’adamnimo ee sanadkaan 2024.
Shirkan waxaa...
NISA oo soo afjartay kooxo dadka ka cabsi gelin jiray Internet-ka
Hay’adda nabad sugidd iyo amniga Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa war saxaafadeed ay dhowaan soo saartay waxa ay ku sheegtay in ay burburisay 20...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay madaxa Hay’adda IMF
Rome- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheikh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Afrika iyo talyaaniga ayaa Magaalada Rome ee dalka talyaaniga kulan...
Xasan Sh.“Soomaaliya waxay ku faani khayraadka Alle siiyay” (WARBIXIN)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Shiikh Maxamuud ayaa tilmaamay in iskaashiga caalamka uu ku tiirsan yahay ixtiraamka sharciyadda iyo mabaadi’da madax-bannaanida iyo wadajirka...
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo iska kaashanaya arrimaha difaaca
Rome- Wasiirka gaashaandhigga XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Rome ee xarunta dalka Talyaaniga waxa uu kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaasi, Guido Crosetto.
Labada mas’uul...
Soomaaliya iyo Comoros oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Rome- Madaxweynaha JF Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga wuxuu kulan kula yeeshay Madaxweynaha dalka Comoros, Azali Assoumani ahna...
Taliya nabad sugidda Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlaya amniga bariga Afrika
Mombasa-Kenya- Taliyaha Hayadda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ka qayb galaya shirka Hay’adaha Sirdoonka ee Bariga Afrika kaas oo ka socda...
Madaxweyne Xasan ” Iskaashiga Afrika iyo Talyaaniga ma noqon karo mid shaqeeyo hadii dal...
Roma;- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Talyaaniga iyo Afrika ayaa xusay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya, fursadaha...
Madaxweynaha Galmudug oo codsaday in ay martigaliyaan koobka dowlad goboleedyada ee 2025-ka
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray xulka Galmudug oo galabta ku guuleystay tartanka maamul gobaleedyada dalka iyo gobolka Banaadir,...










