Wararka Gudaha

Antony Blinken oo Israel kala hadlaya ilaalinta rayidka Falastiin iyo gaarsiinta gargaarka

0
Xoghayaha Arimaha Dibada ee Maraykanka Antony Blinken ayaa gaaray Israel, isagoo sheegay inuu riixi doono ilaalinta Falastiiniyiinta rayidka ah iyo gaarsiinta gargaarka ay u...

NISA oo Beledweyne ku qabatay Shabakad ka tirsan Khawaarijta

0
Beled weyne:-Ciidanka Hay’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo Hawlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka hiiraan ayaa soo qabtayshabakadaan...

Qurbejoogta Soomaaliyeed oo ku baaqay in Abiye Axmed lagala laabto biladda nabadda adduunka

0
Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa codkooda ku biiriyay sida ay uga soo horjeedaan weerarka qaawan ee ay dowladda Itoobiya ku hayso madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Qurbejoogta ayaa...

War-Saxaafadeed: DFS waxay aad uga xun tahay tallaabooyinka maamulka Somaliland ee dhanka ah Warbaahinta...

0
Muqdisho, 08, Janaayo, 2024: Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland isugu dayayo in uu ku af...

Dowladda Jabuuti oo ka hadashay damaca Ethiopia ee xeebaha Soomaaliya

0
Jabuuti: Dowladda Jabuuti qoraal ka soo baxay ayaa lagu yiri ” Dowladda Jabuuti oo ah guddoonka wareegga ee IGAD waxa ay xaqijinaysaa sida ay...

Madaxweynaha JFS oo ku Bogaadiyey Shacabka Difaacida dhulkooda

0
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku Bogaadiyey Shacabka Soomaaliyeed sida dowladooda ay ugu garab istaageen Difaacida Dhulka Jamhuuriyada Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh...

Madaxweynaha JFS oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Eriteriya

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta oo Isniin ah safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya. Halkaas oo uu kula kulmi...

‘Dhul Dadkiisu sidaasi u soo jeedaan lama boobi karo’ (WARBIXIN)

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiligaan ku jirta Dagaal-Diblomaasiyadeed ugu adkaa intii ay xornimada Dalku heysatay, waxeyna wahajeysaa Ethiopia oo ay ka dhaxeyso Taariikh Dhul/dagaal...

Tirada Saxafiyiinta ku dhintay duqeymaha Isra’iil ay ka waddo Qaza oo sii kordhay

0
Xafiiska midowga warbaahinta marinka Qaza ayaa goordhaw ku dhawaaqay geerida labo Wariye oo uu ka mid yahay wiil uu dhalay Madaxa Xafiiska Al Jazira...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Wixii ka dhacay 1-dii bishaan Addis Ababa waxa uu ahaa duulaan...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay la kulmay xildhibaannada laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliyaa ayaa markale ka hadlya doolaanka qaawan...