LIXDA CUDUR EE DILAAGA AH
Waxaa jira lix cudur oo dilaa ah waxaana ka mid ah jadeecada oo badiyaaba ku dhacda carruurta, waxaana lagu gartaa xummad ama qandho daran...
ASTAAMAHA LAGU GARTO MACALINKA WANAAGSAN.
Maqaalkaan waxaa diiradda ku saari doonaa qaar ka mid ah calaamadaha lagu garto macalinka wanaagsan ee ardaydu jecel yihiin.
Ku dhowaad toban gu’ oo aad...
Madaxweyne Xasan Sheekh” Hal tilaabo hadii ay soo qaado Itoobiya Saddax iyo afar tilaabo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa markale uga digay dowladda Itoobiya in ay isku daydo...
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo ku dhawaaqday in la hakiyay muddo seddex cisho ah...
-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo ku dhawaaqay in muddo seddex cisho ah la hakiyey tartanka Kubadda Cagta Dawlad...
Madaxweyne Xasan Sheekh”Dalka labo cadow ayuu lee yahay,waana Al-Shabaab iyo Itoobiya.”
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha uu jeediyay ku sheegay in Khawaarijta dadka Soomaaliyeed dagaalka kula jiraan iyo dowlada Itoobiya ay...
Warbixinta:-Toddobaadlaha ee JFS ay ka soo saartay dhacdooyinkii dhacay toddobaadkan
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saarta warbixin toddobaadle ah oo ay uga hadasho dhacdooyinkii dhacay muddada toddobaadka ah ee la soo dhaafay ,haddab halkaan hoos...
Cabdiqaasim Salaad Xasan” Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in Somaliland ay tahay gobol ka mid ah Jamhuuriyadda...
Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID iyo maamulka safaaradda Soomaalida ee Kenya oo yeshay kulan...
Taliyaha Hoggaanka Baarista Dambiyada ee CID-da Gaashaanle Dhexe Muxudiin Axmed Cusmaan oo booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa la kulmay maamulka safaaraddaasi...
R/wasaare ku xigeenka XFS ” Heshiis ku sheega Itoobiya iyo Muuse Biixi waa mid...
Ra’isulwasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in Heshiis ku sheega Itoobiya iyo Muuse Biixi uu yahay mid halis ku ah...
Ciidanka Xoogga iyo kuwa Galmudug oo dardargaliyay howlgallada ka dhanka ah khawaarijta
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka ayaa koonfurta gobolka Mudug kawada howlgallo ka dhan ah Khawaarijta.
Howlgaladaan ayaa ka...










